Posted in WARARKA MAANTA

Xuseen Macalin oo soo jeediyey in Farmaajo iyo Kheyre la maxkamadeeyo

Talaado: January 25, 2022 La-taliyihii hore ee amniga qaranka Xuseen Macalin Maxamuud oo hadda ah Agaasimaha Machadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ayuub Ismaciil Yuusuf oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisu yahay Hop-215

Talaado: January 25, 2022 Ayuub Ismaciil Yuusuf ayaa ku Guuleytay Kursiga Tirsigiisu yahay Hop 215 isagoo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Galmudug oo shaacisay afar ka mid ah kuraasta baarlamanka oo lagu soo lagu qaban doono Dhuusamareeb

Talaado: January 25, 2022 Guddiga maamulka doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska guddiga soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda caafimaadka Soomaaliya oo dhowaan kulan cilmi-baaris ah ku qabanaysa Garoowe

Talaado: January 25, 2022 Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada ee Dowladda Federalka Somaliya iyo Machadka Caafimaadka Qaranka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Maraykanka oo heegan la geliyay xilli laga cabsi qabo duulaanka Ruushka

Talaado: January 25, 2022 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa sheegay in ay jirto “isku-duubni guud” oo ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Jubbaland oo Maanta billowday diiwaangelinta Musharrixiinta kuraas Golaha Shacabka

Guddiga hirgalinta doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Dowlad Goboleedka Jubbaland  ayaa maanta Magaalada Kismaaho ka bilaabay diiwaangeli…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayay Amniga oo lagu qabtay Beledweyne

Guddoomiyaha Maamulka Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta oo Isniin ah shir gudoomiyey shir looga hadlayay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wafdi ka socda QM oo gaaray Magaalada Cadaado

Wafdi ka socda Hay’adaha UN-ka ee Aaramada Midoo ay ayaa maanta gaaray Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud,…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdi Xaashi oo taageeray Go’aankii Xukuumadda ee Arrinta ONLF

Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Senator Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa bogaadiyay go’aankii Golaha Wasiirada ee ay shalay sharci…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo caqabadaha doorashada kala hadlay Safiirka Britain

Gudoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Fedeeral Muuse Geelle Yuusuf oo ay weheliyaan madaxa xiriirka caalamiga Maxamed Muuse…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Burkina Faso oo xiray madaxweynihii dalkaas.

Qaar ka mid ah warbaahinta caalamka ayaa xaqiijiyay in ciidamaada dalka Burkina Faso xireen madaxweynihii dalkaas Roch…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Cusub ee Mareykanka ee Somalia oo Muqdisho soo gaaray

Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta soo gaaray Danjiraha cusub ee Mareylanka u soo Magacaabay Soomaaliya Danjire Larry André,…