Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda ciidamada Galmudug oo xukun ku riday askari horey dil u geystay

. Isniin: January 24, 2022 Maxkamada ciidamada qalabka sida qaybta Galmudug ayaa maanta u fariisatey dhageeysiga iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Abdikafi Maxamed “ Xasan Cali Khayre iyo Ex Madaxwayne Farmaajo waxay go’aaniyeen in Qalbi Dhagax iyo Ururka ONLF yihiin argagixiso PM Rooble guul ayuu sameeyay

Isniin: January 24, 2022  Wasiirkii hore ee Qorshaynta Galmudug  Abdikafi Maxamed Maxamud oo la hadlayay saxaafada ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Holland oo sheegay in qof nool ay ka soo saareen lugaha diyaarad caga dhigatay garoonka Schiphol ee magaalada Amsterdam, taas oo ka timid dalka Koofur Afrika.

Axad: January 23, 2022 Booliiska Holland ayaa sheegay in qof nool ay ka soo saareen lugaha diyaarad…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii waaxda 5-aad ee maamulka degmada Kaxda ee gobolka Banaadir oo goordhaw lagu dilay xaafadda Xoosh ee degmadaas

Axad: January 23, 2022 Axmed Xasan Ganey oo ahaa guddoomiyihii waaxda 5-aad ee maamulka degmada Kaxda ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka maaliyada Beyle oo taageeray Go’aankii Raisal Wasaare Rooble ee ONLF iyo Qalbi dhagax

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DGE: Qalbi-Dhagax oo sheegay tallaabo ay qaadayaan kadib go’aankii xukuumada Rooble

Axad: January 23, 2022 Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax oo galabta golaha wasiirrada Soomaaliya ay ka saareen liiskii…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergo ka socota Dowlada Taalibaan oo Norway u jooga inay la hadlaan dalalka reer galbeedka oo gaaray halkaas

Axad: January 23, 2022 Hogaamiyayaasha Taliban ayaa wali waxaa saaran cunaqabateynta Mareykanka iyo Qaramada Midoobay; ilaa haatan…

Posted in WARARKA MAANTA

Alshabaab oo Lamu ku weerartay shirkad Shiinaha laga leeyahay

Axad: January 23, 2022 Koox la tuhunsan yahay inay Al- Shaab ka tirsanyhiin ayaa dab qabadsiisay qalab…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirad ka tirsanaan jirtay Xukuumada UK oo sheegtay in musliminimadeeda ay xilka ku weysay

Axad: January 23, 2022 Xildhibaanad Muslimad ah oo ka tirsan barlamaanka Ingiriiska ayaa sheegtay in iimaankeeda uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Burkina Faso oo beenisay in isku day afgembi uu ka dhacay dalkaas

Axad: January 23, 2022 Ciidamada kacdoonka ka wada dalka Burkina Faso ayaa dalbanaya in lagu garab istaago…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo oo taageeray go’aanka golaha wasiirrada dowladda federaalka ee ONLF iyo Qalbi Dhagax

Axad: January 23, 2022 Madaxweynaha maamul-goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa soo dhoweeyay go’aankii golaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo taageeray Go’aankii Golaha wasiiradda Soomaaliya

Axad: January 23, 2022 Madaxweynaha dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Mustafa Cumar ayaa soo dhoweeyay go’aan maanta ay…