Turkiga oo xabsiga dhigay suxufiyad lagu eedeeyay inay ‘aflagaadeysay’ Erdogan
Axad: January 23, 2022 Booliska Turkiga ayaa xabsiga dhigay weriye caan ah oo ka tirsan Telefishinka, kadib…
Cabaas cali Ibraahim oo ku guuleystay kursiga Tirsigiisu yahay Hop-111
Axad: January 23, 2022 Kursiga Hop-111 oo maanta Doorashadiisa lagu qabtay magaalada kismaayo ee xarunta kumeelgaarka ah…
Cabdinuur cali aadan oo ku guuleystay Kursiga Tirsigiisu yahay Hop-028
Axad: January 23, 2022 Kursiga hop 028 oo ka mid ahaa kuraasta maanta Doorashadooda lagu qabanayay Magaalada…
Ciidamada Itoobiya oo isu diyaarinaya dagaal ka dhan ah caasimadda Tigray
Axad: January 23, 2022 Jeneraal ka tirsan ciidamada Itoobiya ayaa sheegay in ciidamadu ay qorsheynayaan in ay…
Cumar Cabdirashiid oo si adag uga hadlay doorashadii shalay lagu qabtay Garoowe
Axad: January 23, 2022 Soomaaliya, ayaa qoraal uu bartiisa twitter-ka soo dhigay waxa uu su,aal geliyay doorashadii…
Ra’iisal wasaaraha New Zealand u baajisay arooskeediixayiraado cusub oo la xirriira cudurka Covid-19.
Axad: January 23, 2022 Ra’iisal wasaaraha New Zealand, Jacinda Ardern, ayaa baajisay arooskeeda ka dib markii ay…
Janaraalka reer Jarmal ee u hiiliyay Putin iyadoo laga cabsi qabo inuu Ruushku weeraro Ukraine?
Axad: January 23, 2022 Madaxii ciidamada badda Jarmalka ayaa iscasilay, kadib markii hadallo muran dhaliyay uu ka…
Golaha Wasiirada oo Maanta kulan ka yeelanayo kiiskii Qalbi Dhagax iyo ONLF
Axad: January 23, 2022 Golaha Wasiirada ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa la filayaa inay Maanta isugu yimaadaan kulan…
Kismaayo oo lagu wado in ay ka dhacdo doorashada lix kursi oo kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka maanta
Axad: January 23, 2022 Magaalada Kismaayo ayaa lagu wadaa in maanta oo Axad ah ay ka dhacdo…
Xasan Firimbi “ Qalbi-Dhagax Waxaa Gabre U Dhiibay Madaxweyne Farmaajo Waana Noo Qirtay Daawo
Axad: January 23, 2022 Xildhibaan Xasan Cabdi Ismaaciil (Xasan Firimbi) oo saaka wareysi bixiyay ayaa soo bandhigay…
Koonfur Galbeed oo Markale Shaacisay Kuraas Ka Mid Noqon Doona Golaha Shacabka
Axad: January 23, 2022 Guddiga doorashooyinka Maamulka K/galbeed Somalia ayaa caawa shaaciyey doorashada shan ka mid ah…
Ethopia oo Sheegtay inay Qaadayso Wajigi Labaad ee Dagaal ka Dhan ah Tigreey
Axad: January 23, 2022 Milateriga Itoobiya ayaa qorsheynaya in ay gudaha u galaan caasimadda gobolka Tigray ee…