Posted in WARARKA MAANTA

2022: Baasaboor Soomaaliga oo horumar ka sameeyay liiska caalamka

Talaado: January 18, 2022  Sanadkan 2022-ka, darajada baasaboorrada adduunka ayaa u muuqda inuu isbaddal ku dhacay marka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Xuutiyiinta oo ku hanjabey iney duqeymo kale oo dhanka cirka ah ku qaadi doonaan dalka Imaaraatka

Talaado: January 18, 2022  Fallaagada Xuutiyiinta, ayaa ku hanjabey iney duqeymo kale oo dhanka cirka ah ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Afar haweena oo ka mid noqonaya garsoorayaasha dhex dhexaadinaya ciyaaraha Koobka Afrika

Talaado: January 18, 2022  Garsoore Salima Rhadia Mukansanga, oo dhalasho ahaan kasoo jeeda dalka Rwanda, ayaa saacadaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Ingiriiska oo dalka Ukraine u dirtay gantaallada ridada gaaban ee lidka taangiyada si ay isu difaacdo

Talaado: January 18, 2022 Dowladda Ingiriiska, ayaa siineysa dalka Ukraine gantaallada ridada gaaban ee lidka taangiyada, si…

Posted in WARARKA MAANTA

22 qof oo ku dhimatay dhulgariir xiriir ah, oo ka dhacey galbeedka Afghanistnan

Talaado: January 18, 2022 Ugu yaraan 22 qof, ayaa ku dhintey illaa iyo hadda, kadib dhulgariir xiriir…

Posted in WARARKA MAANTA

Koonfur Galbeed oo Maanta soo geba-gabeyneysa diiwaangelinta Musharrixiinta 5 Kursi

Talaado: January 18, 2022 Guddiga hirgelinta doorashada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa Maanta oo Talaado ah soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisadda Ruushka iyo reer Galbeedka: Yurub oo tobannaan sano ka dib qarka u saaran inuu dagaal ka qarxo

Talaado: January 18, 2022 “Yurub hadda waxay qarka u saaran tahay inuu dagaal ka qarxo marka loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Ku xigeenka Galmudug oo gaaray Caabudwaaq

Talaado: January 18, 2022 Wafdi uu hugaaminayo Madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug oo digniino ku aadan sugida amniga Caasimada soo saaray.

Talaado: January 18, 2022 Maamulka magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada dowlada Galmudug ayaa digniino ku aadan sugida amniga…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug oo tababar u soo xiray Ciidamo ka tirsan kuwa Galmudug.

Talaado: January 18, 2022 Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa Degmada Cabudwaaq ee Waqooyiga Gobolka Galgaduud,…

Posted in WARARKA MAANTA

Isimada Puntland oo Iska Diiday Dalab uga Yimid Madaxweyne Deni

Talaado: January 18, 2022 Madaxweyne Deni oo xariir la sameeyey Isimadda Puntland ee kusugan Boosaaso, ayaa ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi oo goordhaw u ambabaxay magaalada Adisababa ee caasimadda dalka Itoobiya

Talaado: January 18, 2022 Madaxweynaha Somaliland Muuse Bixi Cabdi ayaa goordhaw u ambabaxay magaalada Adisababa ee caasimadda…