Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Erdogaan oo Tacsi u Diray Madaxweynaha Israaiil

Sabti: January 15, 2022 Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa tacsi u diray madaxweynaha maamulka Israa’iil…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Hirshabeelle iyo Cabdi Xaashi oo ka wada hadlay Doorashada

Sabti: January 15, 2022 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xasan Guudlaawe iyo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Dr Aisha Khatib: Gabar ‘si mucjiso ah’ ugu dhalatay diyaarad hawada ku jirtay oo dahab heshay islamarkiiba

Sabti: January 15, 2022 Dhaktarad u dhalatay dalka Canada ayaa ka sheekeysay farxaddeeda kaddib markii ay umulisay…

Posted in WARARKA MAANTA

Safiirka Mareykanka isku diyaarinaya inuu la wareego safaarada Somaliya ee Muqdisho

. Sabti: January 15, 2022 Safiirka cusub Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre ayaa booqday Xarunta Safaaradda Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladaha Venezuela iyo Soomaaliya oo ka wada hadlay arimo ku saabsan labada dal.

Sabti: January 15, 2022 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Askari ka tirsan Ciidamada Dowladda oo Qof Shacab ah ku dilay Muqdisho.

Sabti: January 15, 2022 Faag-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxayo dil askari ka tirsan Ciidanka Dowladda uu…

Posted in WARARKA MAANTA

QM oo ku baaqday in hantida ka xayiran Afganistan la badbaadiyo

Sabti: January 15, 2022 Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ,ayaa ka dhawaajiyay in malaayiin reer…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal sare oo ka tirsan Booliiska Suudaan oo lagu dilay dibad-baxyada ka socday Khartuum

Sabti: January 15, 2022 Askari boolis ah iyo qof mudaaharaadayay ayaa lagu dilay dibadbaxyo cusub oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Itoobiya oo eedeyn culus u jeedisay madaxa hey’adda caafimaadka aduunka ee WHO

Sabti: January 15, 2022 Dowladda Itoobiya ayaa warqad u dirtay hay’adda caafimaadka adduunka ee (WHO), iyadoo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka xoogga oo howlgalo xooggan ka sameeyay tuulooyin hoostaga deegaanka lambar-konton ee gobolka shabeelaha hoose

Sabti: January 15, 2022 Ciidanka xoogga dalka ayaa howlgalo xooggan ka sameeyay tuulooyin hoostaga deegaanka lambar-konton ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoonka Guddiga doorashooyinka heer Federaal oo maanta la dooran doono

 Sabti: January 15, 2022 Guddiga doorashooyinka heer Federaal ayaa maanta lagu waddaa in ay magaalada Muqdisho ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Feysal Cali Waraabe oo u Hanjabay Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Daawo