Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradda Jubba oo qaadatay taarikada Six Oscar-ka

Sabti: January 15, 2022 Diyaaradda Jubba Airways ayaa shalay  lagu dhejiyay taarikada Six Oscar-ka Soomaaliyeed waxaana munaasabada…

Posted in WARARKA MAANTA

Xiisadda Ruushka iyo Ukraine oo meel xun marayso iyo Mareykanka oo digniin culus diray

Sabti: January 15, 2022 Wasaaradda Gaashaan-dhigga Maraykanka ayaa sheegtay in Ruushku qorshaynayo inuu samaysto marmarsiiyo uu ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska galbeed Nigeria, oo xiray afar qof oo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen “cunista hilibka bani’aadamka

Sabti: January 15, 2022 Booliska gobolka Zamfara ee waqooyi-galbeed Nigeria, ayaa sheegay inay xireen afar qof oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Hambalyadeedii meherka oo tacsi isku bedashay Magaalada Hargaysa saakay

Sabti: January 15, 2022  Allaha u naxariistee waxaa maanta magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland, ka hor meherkeedii…

Posted in WARARKA MAANTA

Cumar Cabdirashiid iyo Cabdiraxmaan Faroole oo mar kale jawaabo kulul is-dhaafsaday

Sabti: January 15, 2022 Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharma’arke iyo Madaxweynihii hore ee Puntland…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo xiray 9 ruux oo ku eedeysan in ay ka tirsan yihiin Daacish

Sabti: January 15, 2022 Ciidamada ammaanka Turkiga ayaa xiray 9 qof oo heysta dhalashada Ciraaq, kaddib markii…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoor Qoor oo Kulan la qaatay Suldaan Mowliid Sheikh Jaamac Suldaan Axmed Nuur

Sabti: January 15, 2022 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa la kulmay Suldaan Mowliid…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudiga Biladaha Caalamiga ah Nobel price oo Digniin Culus udiray Abiya Axmed

Sabti: January 15, 2022 billada Nobel-ka ee Norway ayaa ku biiray codadka caalamiga ah ee ugu baaqay…

Posted in WARARKA MAANTA

Nin ka tirsanaa Al-Shabaab oo isku dhiibay Booliska Kenya.

Sabti: January 15, 2022 Nin ka tirsanaa Al-Shabaab oo Taliska Dembi-baarista Kenya ku dareen kuwa loogu doon-doonista…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Daraawiishta Galmudug oo Howlgallo xoogan ka sameeyay Gobalka Mudug

Sabti: January 15, 2022 Ciidamada Daraawiishtala mahdiyay waxqabadkooda ee Galmudug ayaaa Howlgal Amniga lagu xaqiijinaayo ka sameeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha midowga afrika Oo Ka Hadlay Heshiiskii Golaha Wadatashi Qaran

Sabti: January 15, 2022 Guddoomiyaha Midowga Afrika Moussa Faki Mahamat ayaa soo dhoweeyay jadwalka cusub ee doorashada…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Galmudug iyo Gudoomiye Gacanl oo Dhuusamareeb ku Soo Laabtay

Sabti: January 15, 2022 Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye  Ayaa dib ugu Soo Laabtay…