Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumadda oo faahfaahisay ka bixisay Shirka golaha wadatashiga qaran ee Muqdisho ka socda

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee ka socda magaaladda Muqdisho ayaa galay maalintii 4aad, iyaddoo madaxdu ka arrinsanayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka DANAB oo howlgal qorsheysan fuliyay

Ururka 4aad Guutada 16-aad ee Ciidanka Kumaandooska Danab ee xoogga dalka ayaa howlgal qorshaysan kafuliyey degaanka Gamboole…

Posted in WARARKA MAANTA

Xabad joojin la kala dhex-dhigay maleeshiyaad ku dagaalamay degaano ka tirsan Puntland

j Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo wefdiga uu hogaaminayey oo ku sugan deegaanka Saax-meygaag,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay ee Shirka Golaha wadatashiga

Shirka Gollaha wadatashiga qaran ayaa maalintii afaraad ka socda Teendhada Afisiyooni ee Magaalada Muqdosho, kaas oo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Kenya oo sheegtay inay feejignaan dheeri ah ka gashay weerarada Al-Sbabaab

Dowladda Kenya ayaa si aad ah u adkaysay ammaankeeda, iyadoo la tacaalaysa weerar kasta oo ay qorsheynayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

dibadbax looga soo horjeedo afgambigii fashilmay ee 27-kii December oo muqdisho ka dhacaya bari.

khamiis: January 6, 2022 Waxaa magaalada Muqdisho ka socda abaabulka dibadbax kale oo looga soo horjeedo afgambigii…

Posted in WARARKA MAANTA

Xabad joojin hor dhac ah oo laga gaaray Colaadii Saaxo Maygaag

khamiis: January 6, 2022 Xabad joojin hor dhac ah ayaa laga gaaray Colaaddii deegaanka Saaxa Maygaag oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliska Booliska maamulka Galmudug oo ku wareejiyay Gaari laga so dhacay Maamulka Puntland

Khamiis: January 6, 2022 Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Qaasin Shiiq-doon Cali ayaa ku Wareejiyay Saraakiisha Amniga…

Posted in WARARKA MAANTA

DENI “Haddii aan Rooble noqoneyn Taliyaha ciidamada Qalabka sida, Shirku waa fashil

khamiis: January 6, 2022 Madaxweynaha Puntland Siciid Deni, ayaa xooga saaraya in Raysalwasaare Rooble la warego masuuliyada…

Posted in WARARKA MAANTA

LAFTAGAREEN “Rooble Amniga deegaankayga ku aaminayo, Amniga Doorashadase HAA”

khamiis: January 6, 2022 Madaxweynaha Koonfur Galbeed, ayaa si adag uga soo horjeestay aragtida ah in RW…

Posted in WARARKA MAANTA

In ka badan 60 gabdhood oo tababar umulisanimo loogu qabtay Kismaayo

khamiis: January 6, 2022 69 gabdho umuliso ah oo ka kala yimid 11 gobol oo dalka kamid…

Posted in WARARKA MAANTA

Saraakiisha militariga oo lagu amray inay horyimaadaan guddiga baaraya ‘afgambigii’ 27-kii December

khamiis: January 6, 2022 Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa armary in shan ka tirsan…