Posted in WARARKA MAANTA

Yuusuf Dabageed oo isbitaalka ku booqday sarkaal ku dhaawacmay dagaalkii Beledweyne

khamiis: January 6, 2022 Madaxweyne Ku-xigeenka Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ahna Ku-simaha Madaxweynaha Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Kenya Xildhibaan Faadumo Geeddi oo loo ganaaxay nacnac ay qeybisay daawo

khamiis: January 6, 2022 Faadumo Geeddi oo ah xildhibaan ka soo jeedda gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Puntland oo xabsiga dhigay askar ka tirsan daraawiishta Puntland

hamiis: January 6, 2022 Wararka ka imaanaya Magaalada Qardho ayaa sheegaya in ciidamada Booliiska ay xabsiga u…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga arrinsanayo xafladaha ay qabsadaan dhallinyarada fannaaniinta ah oo Muqdisho lagu qabtay

hamiis: January 6, 2022 Shir looga arrinsanaayo xafladaha ay qaar kamid ah dhallinyarada fannaaniinta ah ku qabsanayaan…

Posted in WARARKA MAANTA

UNICEF oo agab fayadhowrka ka qeybisay dalka Libya

khamiis: January 6, 2022 Sanduuqa Carruurta u qaabilsan Qaramada Midoobe ee loo soo gaabiyo UNICEF ayaa warbixin…

Posted in WARARKA MAANTA

Kuuriyada Waqooyi oo gantaalkii labaad tijaabisay

khamiis: January 6, 2022 Kuuriyada Waqooyi ayaa tijaabisay gantaal riddo gaaban, kaas oo u muuqda in uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland oo Xabad joojin dhex dhigay Maleshiyadkii ku dagaalamay deegaanka Saax-meygaag

khamiis: January 6, 2022 Madaxweyne ku-xigeenka maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo weftigii uu hogaaminayey oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada xoogga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaano ka tirsan gobolka Shabeellada Dhexe.

khamiis: January 6, 2022 Ciidamada xoogga dalka ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaano ka tirsan…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-shabaab oo ka hadashay khilaafka u dhexeeya madaxweyne Farmaajo iyo R/wasaare Rooble.

khamiis: January 6, 2022  Afhayeenka Al-Shabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage (Cali Dheere) ayaa markii ugu horeysay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka golaha wadatashiga Qaranka oo galay maalintii 4-aad.

khamiis: January 6, 2022  Waxaa maalintii afaraad galay shirka Golaha Wadatashiga qaranka ee ka socda Magaalada Muqdisho…

Posted in WARARKA MAANTA

Ilaa 11 qof oo ku dhimatay dalka Rwanda kadib markii ay cabbeen khamri laga sameeyay mooska oo si weyn looga isticmaalo dalkaas.

khamiis: January 6, 2022 Ilaa 11 qof ayaa ku dhimatay dalka Rwanda kadib markii ay cabbeen khamri…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergayga Gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska Africa oo is-casilaya

khamiis: January 6, 2022 Ergeyga gaarka ah ee Maraykanka u qaabilsan Geeska Afrika Jeffrey Feltman ayaa bishan…