Posted in WARARKA MAANTA

Magaalada Beledxaawo Askari horey u dilay labo ciyaartoy oo saaka xukun dila lagu fuliyay

Arbaco: December 22, 2021  Warrarka laga helayo magaalada Beledxaawo ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in saaka meel…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaaraha Sudan oo qorsheynaya inuu xilka iska casilo saacadaha soo socda

Arbaco: December 22, 2021 Ra’iisul wasaaraha Sudan Abdalla Hamdok ayaa u sheegay koox siyaasiyiin qaran ah iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo shacabka Mareykanka uga digay halista Omicron

Arbaco: December 22, 2021 Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in dowladdiisu ay bixin doonto ilaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Itoobiya oo sheegtay in ay ugaarsanayso TPL

Arbaco: December 22, 2021 Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in ciidankeeda militarigu ay Fallaagara Tigreega ka sifaynayaan gobollada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal culus oo goor dhawayd mar kale dib uga qarxay magaalada Boosaaso.

Arbaco: December 22, 2021  Dagaal culus ayaa saaka mar kale dib uga qarxay magaalada Boosaaso, kaasi oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynayaasha Koonfur Galbeed iyo Galmudug oo booqday beerta Baydhabo

Arbaco: December 22, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Xidigaha Xulka Degmada Dharkeynley oo u gudbay finalka tartanka kubbadda Cagta

Arbaco: December 22, 2021 Xidigaha Xulka Degmada Dharkeynleey ayaa soo tiigsaday fiinaalka tartanka kubbadda cagta degmooyonka iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo la kulmay dhiggiisa Boqortooyada Sacuudiga

Arbaco: December 22, 2021 Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada guutada GORGOR oo Maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay degaanno hoos yimaada degmada Awdheegle

Arbaco: December 22, 2021 Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada GORGOR ayaa Maleeshiyada Al-Shabaab ka xoreeyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaanshaandhigga oo amar baaritaan ku saabsan dhulka la sheegay in la boobayo ee ciidamada Badda Soomaaliya

Arbaco: December 22, 2021 Wasiirka Gaanshaandhigga Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa soo saaray amar baaritaan oo ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo ansixiyay qaraar ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika Somaliya

Arbaco: December 22, 2021 Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaallkii ka socday magaalada Boosaaso oo caawa fiidkii is taagay ku dhawaad 10 qof oo ku dhimatay, barakac ka socda halkaas.

Talaado: December 21, 2021 Wararka ka imaanaya Caawa magaalada boosaaso ayaa sheegaya in xaalada ay caawa dagan…