Posted in WARARKA MAANTA

Amiirka Dubai oo Maxkamadi ay amar ku siisay in xaaskiisii hore uu siiyo 700 oo milyan oo dollar

Talaado: December 21, 2021  Maxkamad sare oo ku taal London ayaa hoggaamiyaha Dubai ku amartay in lacag…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo casuumaad u direy madaxda Golaha Wada-tashiga Qaranka, si ay uga soo qeyb galaan shir 27-ka bishaan December

Talaado: December 21, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa casuumaad rasmi ah u direy madaxda…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo mar kale Weerar afka ah ku qaaday Guddoomiyaha gobolka Banaadir kuna tilmaamay dad waalan

Talaado: December 21, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo sidoo kalena ah duqa Muqdisho, Cumar Filish oo hadal…

Posted in WARARKA MAANTA

Cali Xarbi Cali oo diiday inuu qirto dambiga dilkii xildhibaan David Amess oo dhacay laba bilo ka hor

Talaado: December 21, 2021 Ninka lagu eedeeyay inuu toorey ku dilay Xildhibaan David Amess oo ka tirsanaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga gurmadka deg-dega ah ee Soomaaliya oo maanta Muqdisho looga dhawaaqay.

Talaado: December 21, 2021 Guddiga gurmadka degdegga ah oo ka kooban Ganacsatada, Culimada iyo Rugta ganacsiga ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Psf-ta oo la wareegay madaxtooyada Boosaaso.

Talaado: December 21, 2021 Dagaal saacaado qaatay kadib waxaa Ciidanka gaarka ah ee PSF usuura gashay  in …

Posted in WARARKA MAANTA

Iska hor imaad khasaaro dhaliyay oo ka dhacay bariga dalka Koongo

Talaado: December 21, 2021 nka badan 10 qof ayaaa ku geeriyootay tiro kale oo intaa ka badana…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sacuudiga oo fuliyay weeraro cirka ah

Talaado: December 21, 2021 Diyaaradaha dagaalka ee xulufada Sacuudiga ayaa fuliyay weeraro xagga cirka ah, taas oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaalkkii ka socday Boosaaso oo sii xoogaystay iyo Ciidamada PSF oo Guulo sheegtay..

Talaado: December 21, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa sheegaya in halkaasi uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Askariyad reer Nigeria oo loo xiray guur laga dalbaday oo ay aqbashay.

Talaado: December 21, 2021 Afhayeenka ciidamada Nigeria ayaa sheegay askariyad ka tirsan ciidamada dalkaasi ayaa xabsiga loo…

Posted in WARARKA MAANTA

Turkiga oo ku dhawaaqay tallaabooyin lagu xasilineyso qiimaha lacagta dalkaas

Talaado: December 21, 2021 Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin ay ku xasilineyso qiimaha lacagta waddankeeda. Liirada…

Posted in WARARKA MAANTA

Militariga Itoobiya “oo galay magaalo ka tirsan gobolka Tigray”

Talaado: December 21, 2021 Waxaa jira warar sheegaya in militariga federaalka Itoobiya laga yaabo inay gudaha u…