Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo Yugaandha kaga qayb galaysa shir looga hadlayo damaca gurracan ee Itoobiya

Kampala – Wafdi Ballaaran oo uu hoggaaminayo sii hayaha xilka wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya ahna wasiiru dowlaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Miisaaniyadda dowladda oo markii ugu horreysay gaartay $1 bilyan

MUQDISHO — Wasaaradda maaliyadda Soomaaliya ayaa Muqdisho ku daahfurtay sanad miisaaniyadeedka cusub ee dalka, kaas oo markii ugu…

Posted in NEWS in ENGLISH

Families abandon flood-hit farms in breadbasket regions and head for Mogadishu IDP camps

Mogadishu – Hundreds of families whose farms and livelihoods were destroyed in the recent river floods in the…

Posted in WARARKA MAANTA

Xukuumada Abiy Ahmed oo diiday inay ka qeyb-gasho shirka IGAD ay ku baaqday ee xiisadda badda

Addis Ababa – Dowladda Itoobiya ayaa ka maquuratay ka qeyb-galka shir-madaxeedka dalalka IGAD oo dhawaan ka dhacaya dalka…

Posted in NEWS in ENGLISH

‘Out of control’: Immigration minister says he wants to reduce international student arrivals

Marc Miller says the system, which currently brings 800,000 students a year to Canada, was not designed…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano wado Mooshin ku wajahan iska horimaadka NISA iyo HORMUUD

Muqdisho -– Xiisadda xooggan ee ka dhex aloosan Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad-sugida Qaranka ee NISA iyo Shirkadda Isgaarsiinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Faahfaahin Dheeraad ah oo ka soo baxeysa Qarixii kadhacay Xamarweyne

Faafaahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax maanta qof is qarxiyay uu ka geystay xarunta dowladda hoose…

Posted in WARARKA MAANTA

Wiil dhalinyaro ah oo Muqdisho ka hirgeliyay warshad sameysa Burjikooyinka cuntada lagu karsado

Muqdisho – Wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabo Eng: Maxamed Axmed Cusmaan ayaa magaalada Muqdisho ka hirgeliyay…

Posted in WARARKA MAANTA

200 qof oo macluul ugu dhimatay Ethiopia

Addis Ababa — Ilaa 225 qof – oo ay ku jiraan carruur – ayaa macaluul ugu dhintay…

Posted in WARARKA MAANTA

Canada oo yareyneysa ardayda ajnabiga ah ee yimaada dalka

OTTAWA — Dowladda Canada ayaa wadda qorshe ay ku xakameyneyso ardayda waxbarashada u doonta dalkeeda. Ku dhawaad hal…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Istanbul oo xukun ku riday wiilka madaxweyne Xasan Sheekh

ISTANBUL —  Maxkamad Turkish ah ayaa maanta ku ganaaxday wiilka madaxweynaha Soomaaliya lacag dhan $900, sababo la…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO — Qarax khasaare gaystay ayaa barqanimadii maanta waxa uu ka dhacay xarun mashquul badneyd oo ku taalla…