Posted in WARARKA MAANTA

Soomaaliya oo diiday dhex-dhexaadin illaa Itoobiya ay ka laabato is-afgaradka

MUQDISHO — Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Khamiistii meesha ka saartay in la dhex-dhexaadiyo ayada iyo Itoobiya illaa Addis-Ababa…

Posted in WARARKA MAANTA

Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya

Muqdisho – Urur Goboleedka IGAD oo Shir Madaxeedkii 42-aad ku qabtey magaalada Kampala ayaa si adag u…

Posted in WARARKA MAANTA

Shirka dalalka dhex-dhexaadka ah oo ka dhacay Kampala

KAMPALA — Waxaa magaalada Kampala shalay ka dhacay kulan ay lahaayeen isbaheysiga wadamada ay siyaasadoodu dhex-dhexaadka tahay oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Warmurtiyeed ka soo baxay Shirka IGAD kasoo xambaarsan qodobo muhiim ah

KAMPALA – Ururka waxa uu aad uga walaacsannahay is-bedellada cusub ee ku yimid xiriirka u dhexeeya Jamhuuriyadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha wasiirrada JFS oo soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay shirkii aan caadiga ahayn ee Ururka Jaamacadda Carabta

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ah, ayaa soo dhaweeyay go’aankii…

Posted in NEWS in ENGLISH OPINION / FIKRAD

Why Somalia is on the Right Track

Over the past few decades, Somalia has been on the front pages of local, regional, and international…

Posted in WARARKA MAANTA

Agaasimaha CIA-da Mareykanka oo booqasho qarsoodi ah ku tagay Muqdisho

MUQDISHO — Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da, William Burns, ayaa Arbacadii shalay booqasho aan la shaacin ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararkii ugu dambeeyay ee shirka IGAD ee xiisadda Soomaaliya iyo Itoobiya

KAMPALA — Magaalada Kampala ee xarunta waddanka Uganda waxaa saaka oo Khamiis ah ka furmaya shir-madaxeedka 42-aad oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga joogtada ee Golaha Shacabka oo maanta ka dooday damaca Itoobiya ee Badda Cas

Muqdisho – Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka Marwo Sacdiyo Yaasiin Xaaji Samatar oo uu wehliyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Kampala oo maanta martigalisay shirka IGAD xilli dowladda Itoobiya ay awoodiwaysay ka qeyb galka shirka

Kampala – Magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxaa maanta ka furmay Shirka Urur goboleedka IGAD oo…

Posted in NEWS in ENGLISH

IGAD summit kicks off in Kampala to tackle Ethiopia-Somalia crisis

KAMPALA – The leaders of five African countries and several international organizations gathered in Kampala, the capital…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaaradii 2aad ee u socotay Hargeysa oo ay Celisay Dowladda Soomaaliya

MUQDISHO — Hay’adda Duulista Hawada Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay hawada Soomaaliya ka celisay diyaarad ka diwaangashan dalka…