Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirada oo gunnooyinkooda billaha ah 20% ugu deeqay dadka ay abaartu saameysay

Arbaco: November 24, 2021 Xubnaha Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku deeqaya 20% gunnooyinkooda billaha ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdiweli Gaas “Rooble waa ka gaabiyay waxa loo igmaday, in 5 kursi la soo tuuro wax la aqbali karo maahan.

Arbaco: November 24, 2021 Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa eedeyn kulul…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha golaha Midowga Musharaxiinta oo taageeray Doorashada Xildhibaanada xili musharixiinta ay ka soo hor jeesteen.

Arbaco: November 24, 2021 Guddoomiyaha golaha Midowga Musharaxiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa war-murtiyeed u gaar ah, oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Puntland oo jawaab ka bixiyay tallaabo uu qaaday madaxweyne Deni

Ciidamada Puntland ayaa ka hor yimid go’aan madaxweynaha Puntland , Siciid Cabdullaahi Deni uu xilka ugu magacaabay…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka oo lagu qabtay Muqdisho & Dhuusamareeb

Waxaa Maanta Magaalada muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya iyo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug lagu kala doortay kuraas…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka G/Hiiraan oo Saraakiisha AMISOM kala shiray Amniga doorashooyinka

Guddoomiyaha gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan Gudoomiye ku Xigeenka Amniga gobalka Hiiraan Axmed Cabdullaahi Cusmaan Inji ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Shariif oo walaac ka muujiyay sida ay ku bilaawdeen Doorashooyinka Golaha Shacabka

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ahna guddoomiyaha Midowga musharrixiinta ayaa sheegay in uu soo…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo Amar siiyay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadsa xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal…

Posted in WARARKA MAANTA

Mahad Cabdalla Cawad oo dib loogu doortay kursiga Golaha Shacabka

Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa Maanta lagu qabtay doorashada kursiga Hop104 oo uu markale ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Mas’uulkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo ku dhawaaqay in uu ku biirayo dagaalka Itoobiya

Injineer Maxamed Shaale Isxaaq oo ah madaxa xisbiga haya talada Itoobiya ee u qaabilsan Dowlad Deegaanka Soomaalida…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Biden oo fasaxay isticmaalka keydka shidaalka Mareykanka

Lix waddan oo uu Mareykanka ku jiro ayaa Talaadadi sheegay in ay qorsheynayaan in ay u dhacaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo shaacisay magaca iyo qabiilka ninkii isku qarxiyey Cabdicasiis Afrika

Arbaco: November 24, 2021  Kooxda Al-Shabaab ayaa si rasmi ah usoo bandhigtay magaca iyo beesha uu kasoo…