Golaha Shacabka oo maanta lagu qabanayo Dhuusamareeb.
Arbaco: November 24, 2021 Doorashada Golaha Shacabka ee Galmudug ayaa maanta lagu wadaa inay ka bilaabato Magaalada…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya oo wacad ku maray in ay wiiqi doonaan kooxa ka dagaalama Dalkasi .
Arbaco: November 24, 2021 -Ra’iisal Wasaaraha dalka Itoobiya Dr Abiy Ahmed ayaa Talaadadii gaaray jiidda hore ee…
Booliska Uganda oo sheegay inay xireen afar qof oo Soomaali ah oo walxo qarxo keenay hotel lagu wado inuu toddobaadkan booqdo madaxweyne Yoweri Museveni.
Arbaco: November 24, 2021 Booliska Uganda oo wada howlgallo kadib qaraxyadii toddobaad kahor ka dhacay dalkaas, ayaa…
Iran: Waa kee dalka looga baqayo in uu weeraro goobaha nukliyeerka ee Iran?
Arbaco: November 24, 2021 Gacan biyoodka badda cas, ciidamada Israa’iil, Imaaraatka iyo Baxrayn ciidamadooda badda ayaa markii…
Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo burburiyay fariisimo ay argagixisada ku lahayd Gobolka Shabeelaha Hoose
Arbaco: November 24, 2021 Ciidanka Kumaandooska Gorgor gaar ahaan ururka 7aad ee Guutada 18aad ayaa howgal qosheysan…
C/raxmaan C/shakuur”Tan doorasho maaha ee waa ku shubasho
Arbaco: November 24, 2021 Musharax madaxwayne Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo qoraal ku daabacay ciwaankiisa Facebook ayaa si…
Madaxweynaha Hirshabeelle oo kulan la qaatay Safiirka UK ee Soomaaliya
Arbaco: November 24, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa maanta kulan la qaatay…
Wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug oo shir lagu heshiisiinayo beelo Walaalo ah ka furtay Gaalkacyo
Talaado: November 23, 2021 Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib u heshiista ee Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa…
Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jisniyadda oo Hey’adda Socdaalka (IOM) kala wareegay Gaadiid loogu talagalay in ay ka howlgalaan xuduudaha Dalka.
Talaado: November 23, 2021 Agaasimaha Guud ee Hey’adda Socdaalka iyo Jisniyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) ayaa…
Wasaaradda Ganacsiga iyo hay’adda UNIDO oo dhiiri gelin u sameeyay ganacsato soo bandhigtay Cagafyo
Talaado: November 23, 2021 Wasaaradda Ganacsiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa hay’adda UNIDO iyo Safaaradda Talyaaniga ee…
Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay Muqdisho oo goordhaw ka dhacay agagaarka warshadii hore ee Caanaha
Talaado: November 23, 2021 Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah…
Madaxweyne Erdogan oo wacad ku maray in uu ka guulaysan doono “dagaalka dhaqaale ee madaxbanaanida”
Talaado: November 23, 2021 Lacagta Turkiga ee Lira ayaa aad hoos ugu dhacday ka dib markii madaxweyne…