Posted in WARARKA MAANTA

Wiil reer Mareykan ah oo ku dhashay 21 toddobaad iyo hal maalin, isagoo miisaankiisu uu aad u hooseeyo

Axad: November 21, 2021 Wiil reer Mareykan ah oo ku dhashay 21 toddobaad iyo hal maalin, isagoo…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda socdaalka aduunka IOM oo sheegtay in 75 tahriibayaal ah ay ku dhinteen badda Mediterranean-ka

Axad: November 21, 2021 Hay’adda socdaalka Qaramada Midoobay ee IOM ayaa sheegtay in 75 tahriibayaal ah ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo ka walaacsan qorshe ay damacsan tahay Russia

Axad: November 21, 2021 Xoghayaha Arrimaha Dibeddda Mareykanka Antony Blinken ayaa Sabtidii ku celiyey in dalkiisa uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Manchester United oo shaqada ka ceyrisay tabbabare Ole Gunnar Solskjaer

Axad: November 21, 2021  Wararka laga helayo Kooxda Manchester United waxa ay sheegayaan in shaqada laga eryay…

Posted in WARARKA MAANTA

Jeneraal indhacade “ Nimanka C/casiis Dilay waan u wada Xukumanahay ee ma iska dhicinaa mase waan sugnaa si Marba qof u dilaan daawo

Posted in WARARKA MAANTA

Dad harraad iyo gaajo ugu geeriyooday gobolka Gedo

Axad: November 21, 2021 Wararka ka imanaya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ay dad…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir Dubbe oo ka tacsiyeeyay geerida Agaasimihii Radio Muqdisho

Axad: November 21, 2021 Wasiirka wasaaradda warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cismaan Obokor  Dubbe  ayaa ka tacsiyeeyay Geeridi…

Posted in WARARKA MAANTA

Hey’addo caalami ah oo soo indha indheeyey xaaladda abaaraha ee gobolka Gedo

Axad: November 21, 2021 Wefdi ka socda hey’addo caalami ah, oo u kuur galayey xaaladda abaarta, ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Cabdicasiis Afrika “Wuxuu ahaa weriye naftiisa u huray qaranka

Axad: November 21, 2021 Allaha u naxariistee Agaasimihi Radio Muqdisho Marxuum Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Cabdicasiis Afrika) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo ka tacsiyeeyay geeridii ku timid agaasimihii Radio Muqdisho, C/caziz Maxamuud Guuleed Afrika

Axad: November 21, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka tacsiyeeyay geeridii ku timid…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya ciidamada Dowladda iyo Alshabaab oo ka dhacay Magaalada Dhoobleey

Axad: November 21, 2021 Wararka ka imaanaya Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa waxay sheegayaan in…

Posted in WARARKA MAANTA

Al-Shabaab oo sheegteyn Masuuliyadda dilka Wariye C/casiis Afrika

Axad: November 21, 2021  Al-Shabaab ayaa war kasoo saartay weerar ismiidaamin ah oo caawa ka dhacay magaalada…