Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Shil Gaari Oo Ka Dhacay Gudaha Kenya
Axad: November 21, 2021 Ugu yaraan afar ruux ayaa geeriyooday, halka tirro kalena oo dad ah waa…
Canada oo ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan Itoobiya
Axad: November 21, 2021 Dowladda Canada ayaa ugu baaqday muwaadiniinteeda inay si deg-deg ah uga baxaan waddanka…
Militariga Suudaan oo dib u soo celinaya Ra’isul Wasaarihii xilka laga tuuray
Axad: November 21, 2021 Sida uu Wakaaladda Wararka ee Reuters u sheegay Fadlallah Burma Nasir oo ah…
DEG DEG: Rooble oo Magacaabay Wasiiro cusub kuwana isku badalay
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayuu Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga…
Ciidanka xoogga dalka oo gurmad gaarsiiyay dadka ay saameeyeen Abaaraha
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa Biyo dhaamin u sameeyey qaar ka mid ah Bulshada…
Iran oo gacanta ku dhigtay Markab siday shidaal
Ilaalada kacaanka Iran ayaa shaaciyay in markabka ay ku qabteen gacanka khaliijka,kadib markii lagu eedeyay in uu…
baarlamanka Puntland oo ansixiyay miisaaniyada maamulka lana fasaxay muda todobaad ah
Xildhibaanada Baarlamanka dowladda Puntland, ayaa maanta oo Sabti ah ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2022.Fadhiga 12-aad ee…
Garoonka leh dhabbaha diyaaradaha ugu dheer Afrika oo Berbera laga furay
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ayaa maanta si rasmi ah xariga uga jiray gigada diyaaradaha Berbera oo ay…
Bishii hore wax u eg gantaal lagu arkay hawada Shiinaha iyaga oo xawaare aad u sarreeya ku duulaya.
Sabti: November 20, 2021 Bishii hore, wax u eg gantaal ayaa lagu arkay hawada Shiinaha iyaga oo…
Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed oo la kulmay Sheekh Shariif Sheekh Axmed
Sabti: November 20, 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo…
Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo dhagax dhigay dhismaha xarunta gurmadka deg dega ah
Sabti: November 20, 2021 Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland oo la filayaa in maanta uu dib ugu laabto magaalada Kismaayo
Sabti: November 20, 2021 Madaxa bini’aadantinimada ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa 8 milyan oo doolar uga…