Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Gor-Gor oo howlgal amniga lagu xaqiijinayay kaa sameeyay degaannada Buushka Gobolka Shabeellaha Hoose.

Sabti: November 20, 2021 Ciidanka Kumaandooska Gor-Gor  ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal  amniga lagu xaqiijinayay kaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo ugu hambalyeeyay Guddiga maamulka Doorashada Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed shaacinta

Sabti: November 20, 2021 Ra’iisul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa ugu hambalyeeyay Guddiga maamulka Doorashada Dowlad…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Joe Biden oo xilka ku wareejiyay madaxweyne ku xigeenka Kamala Harris kadib Qaliin uu marayo.

Sabti: November 20, 2021 Madaxweynaha Marekanka ,  Joe Biden ayaa xilka ku wareejiyay madaxweyne ku xigeenka Kamala…

Posted in WARARKA MAANTA

Falcelin caro leh oo ka dhalatay dooro ay Amisom siiyeen haween Soomaali ah

Sabti: November 20, 2021 xoogan iyo dhalleeceyn ayaa ka dhalatay dooro ama digaag ay ciidamada Amisom siiyeen…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Saldanadda Cuman ugu hambalyeysay sanad guurada 51aad ee Qaranimada dalkaas

khamiis: November 18, 2021 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Soomaaliya oo Boqortooyada Marooko ugu hambalyeysay sanad guurada 66 aad ee Gobonnimada dalkaas

khamiis: November 18, 2021 Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergayga Gaarka ah ee Xuquuqda Carruurta iyo Tahriibayaasha Ambassador Mariam Yaasiin oo soo dhawaysay Tahriibayaal

khamiis: November 18, 2021 Dhallinyaro Soomaaliyeed oo muddo sanado ah ku xayirnaa Xabsiyada ku yaala dalka Liibiya…

Posted in WARARKA MAANTA

Mucaaradku ma Rooble ayey u socdaan mise madaxda gobolleedyada?

khamiis: November 18, 2021 Doorashada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhawaan soo idlaatay, iyadoo dhinaca…

Posted in WARARKA MAANTA

Isbitaalka deegaanka Saddex-higlo oo markale dib loo howlgeliyay

  khamiis: November 18, 2021 Munaasabad dib loogu howlgalinayay Isbitaalka deegaanka Saddex-higlo ee Gobolka Mudug ayaa waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF oo shegtay in Berbera ay ku guulaysatay abaalmarinta

khamiis: November 18, 2021 Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan dhallaanka ee UNICEF, ayaa ku dhawaaqday in magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo qabatay Dood Cilmiyeed ku saabsan kala korinta Ilamaha

khamiis: November 18, 2021 Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda oo kaashanaysa Hay’adda UNFPA, ayaa qabatay Dood Cilmiyeed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo shir guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada maamulka Galmudug iyo Federaalka

khamiis: November 18, 2021 wararka ka imaanaya magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…