Qarax Ka Dhacay Magaalada Guriceel Ee Gobolka Galgaduud iyo wararkii ugu danbeeyay
Arbaco: November 17, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Gurciceel ee Gobolka Galgaduud ayaa ku warramaya in goordhaweyd…
Wasaaradda waxbarashada oo joojisay in goobaha waxbarashada ay ka amar qaataan gobolka Banaadir
Arbaco: November 17, 2021 Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada ayaa amray iskuullada dawladda ee ku yaala Gobolka…
Hay’adaha Gargaarka Oo Ka Deyrinaya Duruufaha Banii’aadanimo Ee Ka Jira Itoobiya
Arbaco: November 17, 2021 Hay’adaha gargaarka ayaa walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya,…
Sheekh Shariif & Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo ka wada hadlay doorashooyinka
Arbaco: November 17, 2021 Waxaa xalay Magaalada Muqdisho kulan ku yeeshay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh…
Dowlada Somalia oo ka hadashay kordhinta Qaramada Midoobay ee xanibaada hubka
Arbaco: November 17, 2021 Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay Abuukar Daahir Cismaan (Baalle) ayaa sheegay in…
China oo diiday go’aankii golaha ammaanka ee Somalia, soona jeeiday qorshe cusub
Arbaco: November 17, 2021 Dowladda Shiinaha ayaa ka hor-timid go’aankii uu Golaha Ammaanka QM Isniintii mar kale…
Booliska Uganda oo faah-faahin ka bixiyay qaraxyadii shalay
Arbaco: November 17, 2021 Booliska dalka Uganda oo faah faahin ka bixiyay weeraradii shalay lagu qaaday caasimadda…
Wax ka ogow Masaajidka dhiiqada ka sameysan ee Mali ee sanadkiiba mar la dayactiro
Arbaco: November 17, 2021 Waxa uu ku yaalaa dhulka engegan ee saxaraha kulul ee koonfurta Maali, Masjidka…
Kooxo hubeysan oo Suuqa Juungal ee degmada Yaaqshiid ku dileen Nabadoon Maxamed Xassan Nuur
Arbaco: November 17, 2021 Kooxo hubeysan ayaa Xaafad ku taalla Suuqa Juungal ee degmada Yaaqshiid waxaa ay…
Wasiirka Amniga oo digniin u diray shaqsiyaad uu sheegay inay caqabad ku yihiin dhismaha wadada Muqdisho iyo Jowhar.
Talaado: November 16, 2021 Wasiirka Amniga Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur oo maanta soo kormeeray dhismaha ka socda…
Dowlada Uganda oo shegtay In Qaraxii saaka gilgilay Kampala ay ku dhinteen 15 qof
Talaado: November 16, 2021 Lix qof ayaa ku dhimatay qaraxii maanta ka dhacay caasimadda Uganda, saddex kamid…
Madaxweynaha Shiinaha oo kulan la qaatay Joe Biden ugana digay in raadinta madax-bannaanida Taiwan ay la mid tahay “in dab lagu ciyaarayo”.
Talaado: November 16, 2021 Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa kulan la qaatay dhiggiisa Mareykanka Joe Biden, isagoo…