Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland oo la kulmay wafdi ka socda Bangigga Adduunka

Talaado: November 16, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ayaa sheegaya in madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Siciid…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo magaalada Dhuusamareeb kulamo kala duwan kula yeeshay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka Galmudug

Talaado: November 16, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kulamo kala…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiru dowlaha Arrimaha Gudaha Galmudug oo gaaray magaalada Xeraale

Talaado: November 16, 2021 Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arimaha Guddaha Galmudug ahna kusimaha Wasiirka mudane Axmed Xasan Cali…

Posted in WARARKA MAANTA

Janaraalka reer Libya Khalifa Haftar oo shaaciyay in uu tartamayo doorashada madaxtinimada dalkaas

Talaado: November 16, 2021 Janaraalka reer Libya, Khalifa Haftar ee hoggaamiyo ciidamada fadhigeedu yahay bariga dalkaas ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Kampala iyo xaalada magaalada oo caawa kacsan

Talaado: November 16, 2021 Waxaa muuqda saameynta ay yeesheen qaraxyadii maanta ka dhacay magaalada Kampala ee caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo booqaday Xarumaha doorashada ee xarunta galmudug ee dhuusamareeb.

Talaado: November 16, 2021 Wararka ka imaanaya Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya…

Posted in WARARKA MAANTA

Xisbiga Waddani oo u doortay Gudoomiye Cusub Xirsi Cali Xaaji Xasan

Talaado: November 16, 2021 Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa maanta hogaan cusub ku doortay maalintii labaad…

Posted in WARARKA MAANTA

Darawaliin u shaqeynayay Qaramada Midoobey oo xabsi ku yaalla Itoobiya laga sii daayay

Talaado: November 16, 2021 Tiro ka mid ah darawallada gawaarida gargaarka ee Qaramada Midoobay oo ay xirtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Diblumaasi Mareykan ah oo la kulmay Ra’iisul Wasaaraha Suudaan ee Xabsi guriga ku jira

Talaado: November 16, 2021 Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Maraykanka u qaabilsan Afrika oo booqasho saddex maalmood…

Posted in WARARKA MAANTA

Boqor Buurmadow oo si lama filaan ah u shaaciyey arrin uu u tegayo Baydhaba

Talaado: November 16, 2021 Boqor Cusmaan Aw-Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah waxgaradka ka soo jeeda gobollada…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adaha gargaarka oo walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya

Talaado:  November 16, 2021 Hay’adaha gargaarka ayaa walaac ka muujiyay xaaladd banii’aadimo ee ka jirta dalka Itoobiya,…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka NISA oo howlgal ku qabtay Saraakiil ka tirsan Al-Shabaab

Talaado:  November 16, 2021 Ciidamada ammaanka gaar ahaan Ciidanka Hubaysan ee Duufaan ee NISA ayaa howlgal bartilmaameedkiisu…