Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa baajiyay Shirka IGAD ee looga hadli lahaa Xaaladaha Itoobiya & Suudaan

Magaalada Kampala Caasimadda Uganda waxaa maanta oo ah 15-ka November 2021 lagu waday in uu ka dhaco…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:- Taliye Xijaar oo Booliska Caalamiga ah ee Interpol oo kala hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar oo safar Shaqo ku jooga Magaalada Lyon ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo galabta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug

Isniin: November 15, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Rooble oo lagu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusaareeb

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa Galabta waxaa ay gaareen Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda UK oo war ka soo saartay Qarixii ka dhacay Liverpool

Qarax ka dhacay bannaanka Isbitaalka Haweenka ee Liverpool maalintii Axadda ayaa boolisku waxay ku dhawaaqeen inuu ahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaramada Midoobay oo ka dayrinaysa xaaladda bini’aadanimo ee Soomaaliya

Isniin: November 15, 2021  Qaramada Midoobay ayaa saadaalinaysa inay kordhi doonaan dadka kaalmada u baahan Soomaaliya sanadka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Xisbullah ‘oo dhaqdhaaqyo ka wada’ dalka Colombia

Colombia ayaa Axaddii sheegtay inay isha ku hayso dhaqdhaaqyo ay kooxda Xizbullah ee Shiicada ah ka waddo…

Posted in WARARKA MAANTA

Axmed Madoobe oo kulamo ka bilaabay Garoowe

Madaxweyne ku-xigeenka Maamulka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO:-Agabka doorashada Golaha Shacabka oo la geeyay Beledweyne

Duqa Magaaladda Beladweyne Marwo Nadar Tabaax Maalin iyo hay’adaha Amniga ayaa maanta la wareegay Qalabka loogu talo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xoghayaha Arrimaha Dibadda USA oo Kenya u imanaya arrimo khuseeya Soomaaliya iyo Itoobbiya

Isniin: November 15, 2021  Xoghayaha arrimaha dibadda ee Mareykanka, Anthony Blinken, ayaa u safraya dalka Kenya, si…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka NISA gaar ahaan kuwa Duufaan oo Ceelasha Biyaha. Ka soo qabtay Sadax sarkaal shabaab ah

Isniin: November 15, 2021 Howlgalkii Ciidanka NISA  gaar ahaan kuwa Duufaan ay ka sameeyeen saacadihii la soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Sarkaal Turky ah oo sheegay in Sheikh Mohammed bin Zayed al-Nahyan uu soo gaarayo dalkaas Turky.

Isniin: November 15, 2021 Laba sarkaal oo Turkish ah ayaa sheegay in Dhaxal-sugaha Abu Dhabi, Sheikh Mohammed…