Sarkaal ka tirsanaa Shabaab oo isku dhiibay ciidanka dowladda
Gudoomiyaha degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose Sayid Cali Ibraahim ayaa xaqiijiyay in sarkaal ka tirsanaa ururka…
Doorashada labo kursi oo maanta ka dhacaysa Dhuusamareeb
Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada maamulka Galmudug ayaa lagu waddaa in maanta lagu qabto doorashada labo kursi oo…
Galmudug oo gacanta kusoo dhigtay shaqsiyaad ka dambeeyay dilal ka dhacay Mudug
Howlgal socday muddo 8 bari ah ayaa lagu soo gaban gabeeyey degaanka dhagtuur ee koofurta gobolka mudug,…
Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea
Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay militariga Eritrea iyo xisbiga talada haya Jimcihii, isagoo ku eedeeyay inay…
Dibad baxayadii ka socday Suudaan oo sii xoogeeystay
. Sabti: November 13, 2021 Magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socdo mudaaharaadyo looga…
Doorashada Kuraasta Aqalka Sare Ee Ku Harsan Galmudug Oo Maanta Dhaceysa.
. Sabti: November 13, 2021 Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Maamulka Galmudug ayaa waxaa lagu wadaa inay Maanta…
Galmudug oo xirtay 7 ruux oo ku eedeysan Dilal ka dhacay Koofurta Koofurta Mudug.
Sabti: November 13, 2021 Ciidanka Booliska Maamulka Galmudug ayaa howlgal qaatay 8 maalmood waxaa ay ka sameeyeen…
Jeneraalka MareykankaWilliam Zana oo sheegay in ciidamada Mareykanka ay diyaar u yihiin in howlgal Milatari Itoobiya
Sabti: November 13, 2021 Jeneraalka sare ee Mareykanka William Zana ayaa u sheegay warbaahinta in ciidamada Mareykanka…
Madaxweyne Deni oo Taliye cusub u magacaabay Ciidanka Madaxtooyada Puntland.
Sabti: November 13, 2021 Madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in uu maanta oo Sabti ahTaliye…
Nabadoon Xaad oo sheegay in lagu soo duulay Wax barashada maamulka gobolka Banaadir
khamiis: November 11, 2021 Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo maanta hadal ka jeediyey kulan ay isugu yimaadeen…
Afhayeenka Wasaaradda arrimaha dibeda ee Itoobiya oo shuruudo ku xiray wadahadal ay la galaan TPLF
khamiis: November 11, 2021 Xukuumada Itoobiya ayaa sheegtay ineysan wax wadahadal ah la galaynin Jabhada TPLF ee…
Kooxda Al Shabaab oo shaacisay inay saraakiil Mareykanka ah ku dileen’ Qaraxii Galabta Banaadir ka dhacay
khamiis: November 11, 2021 Xarakada Al Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxii maanta ka dhacay isgoyska Banaadir ee…