Posted in WARARKA MAANTA

Xubin ka tirsan Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka xoogga dalka

Arbaco: November 10, 2021 Ninkaan oo lagu Magacaabo Cusmaan Cadow Xaaji kana tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

TPLF waxay haween ku kufsadeen gobolka Amhara – Amnesty

Arbaco: November 10, 2021 Hay’adda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ayaa dagaal-yahannada Tigray ku eedeysay in bishii…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlay arrimaha bani’aadannimada Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay

Arbaco: November 10, 2021 Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Soomaaliya, Hay’addaha Qaramada Midoobay, NGO-yada iyo wakiilada Bulshadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir oo kulan la qaatay guddi ka socday dadka ku dhaqan xaafadaha ku dhow Isbitaalka Laasaleeti.

Arbaco: November 10, 2021 Gudoomiyaha Gobalka Banaadir Ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish)…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda dalka Simon Kofe oo shir jaraa’id ugu qabtay badda dhexdeeda

Arbaco: November 10, 2021 Mid ka mid wasiirrada Jasiiradda Tuvalu ee ku taalla badda Baasiifigga ayaa khudbad…

Posted in WARARKA MAANTA

Muslimiinta Kenya oo wacad ku maray inay Jimco walba ka dibad bixi doonaan “dilalka Muslimiinta loo geysto”

Arbaco: November 10, 2021 Golaha Sare ee Muslimiinta Kenya ayaa wacad ku maray inay Jimco walba khudbada…

Posted in WARARKA MAANTA

Labo jijin oo ka sameysan dheyman oo lagu xaraashay dalka Switzerland iyadoo lagu iibiyay in ka badan $8 million (£5.8 million

Arbaco: November 10, 2021 Labo jijin oo ka sameysan dheyman isla markaana ay lahaan jirtay boqoradda Faransiiska,…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Arrimaha Dibadda muxuu kala hadlay Wafdi ka socday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika

Arbaco: November 10, 2021 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud, ayaa qaabilay xubnaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Lataliyaha 1aad Safaaradda Soomaaliya ee Djibouti oo la kulmay Madaxa Xafiiska QM ee dalkaas

Arbaco: November 10, 2021  Lataliyaha koowaad Safaaradda Soomaaliya ee dalka Jabuuti mudane Jabriil Afyare ayaa kulan la…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday oo ugandha uga Qeyb gali doono shir looga hadalayo Sudan iyo Itoobiya

Arbaco: November 10, 2021  Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday, Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa lagu soo warramayaa in…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Xoogga dalka oo faah faahin ka bixiyay howlgallo ka dhacay Gedo

Arbaco: November 10, 2021  Ciidamada dowladda Soomaaliya Soomaaliya noocyadooda kala duwan sida, Millateriga, Booliska iyo Nabadsugida ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoys soo iibsaday ‘Eey’, balse dawoco isu badeley

Arbaco: November 10, 2021  Qoys u dhashay dalka Peru ee Latin Amerika ayaa la sheegay in ay…