Kulan looga hadlayo Mustaqbalka Ciidamada AMISOM oo Muqdisho ka furmay
Talaado: November 9, 2021 Waxaa Gudaha Xerada Xalane ee Magaalada Muqdisho uu kulan uga socdaa Ergeyga Gaarka…
Dowladda Gareece oo Turkiga dib ugu soo celisay tahriibayaal Soomaali ah
talaado: November 9, 2021 Ciidamada ilaalada Xeebaha ee dowladda Greece ayaa dib ugu soo celiyay dalka Turkiga…
Wasiirka wasaaradda Batroolka Jubbaland Axmed oo Dubai kaga qeybgalay shirka Shidaalka ee Qaaradda Afrika
Talaado: November 9, 2021 Wasiirka wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Jubbaland Axmed Cabdirisaaq Maxamed, ayaa magaalada Dubai ee…
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jamaal oo Khudbad ka jeediyay Shirka QM ee Isbeddelka Cimilada
Talaado: November 9, 2021 Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Danjire Jamaal Maxamed Xasan, ayaa khudbad ka…
Hoggaamiyaha mucaaradka Oromada dowladda Ethiopia oo sheegay in Addis Ababa ay khaw yihiin.
Talaado: November 9, 2021 Hoggaamiyaha mucaaradka Oromada ee dagaalka kula jira dowladda Ethiopia ayaa sheegay in…
Sidee ayay Shabaabka iyo ururada kale u adeegsadaan diyaaradaha aan duuliyaha lahayn?
Isniin: November 8, 2021 Weerarkii loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee droniska ee dhawaan lagu qaaday…
Dhisme sharci daro ah oo laga waday cisbitaalka Laansaleeti oo la hor istaagay
Isniin: November 8, 2021 Waxaa Weli hakad ku jira dhismo ka socday cisbitaalka Laansaleeti ee ku yaalla…
dowladda federaalka oo Dubai uga qeyb galeysa shir looga hadlayo Shidaalka Afrika
Isniin: November 8, 2021 Magaalada Dubai ee dalka Imaaraadka Carabka waxaa maanta ka furmay shirka Africa Oil…
Madaxweyne Xi Jinping oo doonaya inuu xafiiska sii joogo
Isniin: November 8, 2021 Madaxweyne Xi Jinping ayaa ku darsan doonaa muddada uu sii hogaamin dalka Shiinaha…
Xildhibaan Sakariye “ farmaajo ayaan u tagay waxa uu Yiri drone-kaaga Maraykan ayaa haysta oo soo fara galiyay Dalka Maraykan maa Xukuma. Daawo
Isniin: November 8, 2021 Xildhibaan Sakariye Xaaji Maxamuud oo mudo 15 maalmood ah diyaarado uu dalka…
Madaxweynaha Jubbaland oo la kulmay Safiirka Denmark ee Soomaaliya iyo Kenya
Isniin: November 8, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed…
Dadka aan Muslimiinta ahayn oo ku nool Imaaraadka oo ku farxay go’aan ka soo baxay dowladda
Isniin: November 8, 2021 Dadka aan Muslimka ahayn waxaa loo ogolaan doonaa in ay guursadaan, furaan oo…