Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, oo soo bandhigay dambiyada sabab u ahaa in dalka laga saaro Simon malungo

Isniin: November 8, 2021 Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud ayaa soo bandhigay dambiyada sabab u…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga xalinta khilaafaadka oo go’aan kasoo saaray kursiga Mahdi Guuleed shegayna in uu xalaal yahay

Isniin: November 8, 2021 Guddiga xallinta khilaafaadka doorashooyinka ayaa go’aan rasmi ah kasoo saaray dacwaddii laga gudbiyey…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka G/ Gedo oo sheegay inay u diyaar garoobeen doorashada

Degmada Garbahaareey ee Xarunta Gobolka Gedo waxaa ka socda diyaar garoowgii ugu dambeeyay ee doorashada 16 kursi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madax ka socota Midowga Afrika & QM oo la kulmay hoggaamiyaha TPLF

Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael si loo soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda waxbarashada oo joojisay lacag Maamulka G/Banaadir ka qaadayay Iskuulada

Wasaaradda Waxbarasha Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa go’aamo ka soo saartay cabashooyin kaga yimid…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen RW Rooble & Marwo Martha Ama Akyaa Pobee?

Ra’iisul Wasaaraha Xukuimadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud ee QM…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax Roob doon ah oo Maanta laga sameeyay Kismaayo

Boqolaal qof oo kamid ah Shacabka Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa Maanta isugu soo baxay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo

Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaan ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay Gobolka Bari

Shilka oo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa waxaa uu ka dhacay waddada laamiga ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Ahlu Sunna oo sheegtay inay doonayaan in Ra’iisul Wasaare ka noqdaan Galmudug

Hoggaamiyaha guud ee Ahlu Sunna Wal Jamaaca, Macalin Maxamuud Sheekh Xasan Faarax ayaa faah fahain ka bixiyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Abaanduulaha guutada 10aad qeybta 43aad oo kulan la qaatay sarakiisha iyo Ciidanka

isniin: November 8, 2021 Abaanduulaha guutada 10aad qeybta 43aad G/dhexe Cismaan Sheikh Cabdi Qorax oo kusugan magalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Ergeyga Midowga Afrika arrimaha Itoobiya oo la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion Gebremichael

isniin: November 8, 2021 Ergeyga Midowga Afrika uu qaabilsan arrimaha Itoobiya ayaa la kulmay hoggaamiyaha TPLF Debretsion…