Qoraa abaal-marin qaali ah kaga guuleystay gabar Soomaaliyeed oo la tartameysay
Khamiis: November 4, 2021 Qoraaga u dhashay dalka Koonfur Afrika Damon Galgut ayaa ku guulaystay abaal-marinta qaaliga…
Madaxtooyada Soomaaliya oo beenisay eedeymaha uga yimid xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji
Khamiis: November 4, 2021 xildhibaan Zakariye Maxamuud Xaaji ayaa eedayn u jeediyay saacadihii la soo dhaafay Madaxtooyada…
Gabdho kamid noqday Ciidamada Haramcad oo tababar loo soo xiray iyo Saraakiil darajooyin loo xiray
Khamiis: November 4, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Tababar u Soo Xiray…
Ergeyga gaarka ah ee Mareykanka u qaabilsan Geeska oo gaaray magaalada Addis Ababa
Khamiis: November 4, 2021 Wararka ka imaanaya Dalka Itobiya ayaa sheegaya in ay halkaas ka jirto xaalad…
Taliyaha militariga Kenya oo si kulul uga hadlay go’aankii maxkamada ICJ ee badda Soomaaliya
Khamiis: November 4, 2021 Taliyaha militariga dalka Kenya Janaraal Robert Kariuki Kibochi ayaa sheegay in guulo la…
Soomaaliya oo amartay inuu dalka ka baxo ku-xigeenka ergeyga Midowga Afrika
Khamiis: November 4, 2021 Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ku-xigeenka ergeyga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan…
Jubbaland oo eedeyn culus u jeedisay dowladda, kadib diyaaraddii ku gubatay Doolow
Khamiis: November 4, 2021 Maamulka Jubbaland ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyey diyaaraddii shalay ku gubatay…
Sacuudiga iyo Imaaraadka oo caddeeyey mowqifkooda ku aadan afgambiga Sudan
Khamiis: November 4, 2021 Sacuudi Carabiya iyo Imaaraadka Carabta oo xiriir dhow la leh militariga Sudan ayaa…
Pakistan: wax ka ogow sirdoonka Pakistan iyo sida uu shaqeeyo
Khamiis: November 4, 2021 1-dii Maarso 2003, labaataneeyo ka tirsan hay’addii sirdoon ee ugu horreysay Pakistan, Inter-Services…
Booliska Minneapolis oo ka badbaaday afti lagu kala diri lahaa
Khamiis: November 4, 2021 Dadweynaha magaalada Minneapolis ayaa codbixintii Talaadada u codeeyay in Waaxda Booliiska ee Minneapolis…
Gudoomiyaha Shabeellaha oo kulan looga hadlayay amaanka Baraawe la qaatay saraakiisha AMISOM
khamiis: November 4, 2021 Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose Maxamed Cabdiraxiin ayaa kulan looga hadlayay amaanka Baraawe la…
Deegaanka Bohol oo ay gaareen Saraakiil uu horkacayo Taliyaha Ururka 6aad Ciidamadanka Xoogga Dalka
khamiis: November 4, 2021 Waxaa Maanta gaaray Deegaanka Bohol ee Gobolka Galgaduud wafdi Saraakiil ah oo uu…