Maamulka Galmudug oo xabad joojin ka dhaqan gelisay deegaanka Dhagtuur oo lagu dagaalamay shalay
Arbaco: November 3, 2021 Galmudug oo xabad joojin ka dhaqan galisay deegaanka Dhagtuur ee Koofurta Mudug, kadib…
shirkada Facebook oo tirtirtey qoraal uu Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ku boorinayey muwaadiniinta Itoobiya inay hubka qaataan
Arbaco: November 3, 2021 Barta Facebook oo hoos tagta shirkada Meta ayaa tirtirtey qoraal uu Ra’iisul Wasaaraha…
Baraha bulshada Turkiga waxaa si weyn ugu faafay qoraal ku saabsan in uu “dhintay” madaxweynaha dalkaas Recep Tayyip Erdoğan.
Arbaco: November 3, 2021 Baraha bulshada ee waddanka Turkiga waxaa si weyn ugu faafay qoraal ku saabsan…
Dowladda Kenya oo iibineysa diyaarado ay lahaayeen ciidamada xoogga Soomaaliya iyo labo kale oo ay laheyd Shirkadda Diyaaradaha ee Jubba Airways.
. Arbaco: November 3, 2021 Dowladda Kenya ayaa qiimo yaab leh ku iibineysa diyaarado ay lahaayeen ciidamada…
Xuseen Carab Xiise “ Malxiisadii la tartamaysay mahdi guuleed waa ay diiday in sawir laga qaado magaceedana ay sheegto
. Arbaco: November 3, 2021 Xildhibaan Xuseen Carab Xiise oo ka hor yimid doorashadii lagu doortay Muqdisho,…
Ciidamada Nabad-Sugidda oo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ku qabtay diyaarado Drones ah sawiro
Arbaco: November 3, 2021 Ciidamada Nabad-Sugidda Soomaaliya ayaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde toddobaadkii tegay ku qabtay diyaarado…
Dowladda Kenya oo adkeyneysa amniga soohdinta ay la wadaagto dalka Itoobiya kadib dagaalka oo kululaaday
Arbaco: November 3, 2021 Qoraal kasoo baxey Ciidanka Booliiska dowladda Kenya, ayaa lagu sheegay in ay si…
Wasiir Falagle “ Qoloda Ahlu-Sunna ee jooga Bohol odayaal ayaa jira waana la dhamaynaa saacadaha soo socda Qilaafka
Arbaco: November 3, 2021 Maalmo kadib markii uu soo af jarmay Dagaalkii ka dhacay Guriceel, maamulka galmudug…
QM oo taageero horleh u balan qaaday Soomaaliya
Wasiirka caddaladda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ku xigeenka ergayga gaar…
Maamulka Gobolka Gedo oo faah faahiyay dabka ka kacay Diyaaradda
Diyaarada oo siday Agab kala duwan kana baxday Magaalada Muqdisho ayaa Maanta waxaa ay ku gubutay garoonka…
QM oo sheegtay in dambiyo dagaal ka dhaceen Itoobiya
Baaritaan ay Qaramada Midoobay ku sameysay xad-gudubyada ka dhanka ah Xuquuqda Aadanaha ee ka dhacey gobolka Tigreega…
Deni oo xariga ka jaray Xarunta la dagaalanka Ayaxa ee Soomaaliya
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku tagay Qardho ayaa xarigga kajaray xarunta la socodka…