Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Amniga Gudaha oo kormeeray Xarunta Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Arbaco: October 27, 2021 Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Maxamad Nor ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddiga gargaarka Guriceel ee uu soo magacaabay Madaxweynaha Galmudug oo soo gaaray Guriceel

Arbaco: October 27, 2021 Guddigaan uu hogaaminayay Wasiirka gargaarka Galmudug ayaa ka kooban Wasiirada Maaliyadda, Gargaarka, Caafimaadka,…

Posted in WARARKA MAANTA

C/raxmaan C/shakuur Xildhibaan Mahad Salaad iyo Xildhibaan Cabdixakiim Maalin oo ka hadlay xaalada Guriceel.

Arbaco: October 27, 2021 Saacado kadib Markii magaalada Guriceel ay ka baxeen Ciidamada Ahlusunna, ayaa waxaa baraha…

Posted in WARARKA MAANTA

Dr. Naadiya oo ah haweeney u dhalatay dalka Itoobiya oo caawa ka soo dhacday dabaqa sare ee hotel City view Garoowe.

Arbaco: October 27, 2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada garoowe gaar ahaan dabaqa sare ee hotel City…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaalada Guriceel iyo Ahlusunna oo xalay lagu qanciyay inta aysan ka Bixin soo warejiyaan Tikniko ay ku qabsadeen dagaalkii Bohol Xog-

Arbaco: October 27, 2021 Wararka ka imaanaya caawa magaalada Guriceel ayaa sheegaya in caawa ay ka jirto…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Africa oo ka saarey dalka Sudan xubinnimadii Midowga

Arbaco: October 27, 2021 Midowga Africa, ayaa ka saarey dalka Sudan xubinnimadii iyo dhammaan hawlaha ururkani, illaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyaha Saldhiga Guriceel oo Wacad ku maray in lala xisaabtami doono dadkii taageeray Ahlu-Sunna

Arbaco: October 27, 2021 Saacado kadib markii ay ka baxeen Ciidamada Ahlusunna magaalada Guriceel oo ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Blue Origin oo ah shirkad qaabilsan dalxiiska hawada oo sheegtay in Hoteel laga dhisayo hawada sare

Arbaco: October 27, 2021  Blue Origin oo ah shirkad qaabilsan dalxiiska hawada oo uu leeyahay milkiilaha Amazom…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Suudaan oo dib u furtay garoonka diyaaradaha kadib afgembigii dhawaan ka dhacay dalkaas

Arbaco: October 27, 2021  Dowladda Suudaan ayaa maanta dib u fureysaa garoonka diyaaradaha kadib afgembigii dhawaan ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Sahan Research oo jawaab kasoo saartay GO’AANKII Maxkamadda G/BANAADIR

Arbaco: October 27, 2021  Hay’adda cilmi-baarista ee Sahan Research ayaa jawaab ka bixisay go’aankii ay shalay gaartay…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Kenya oo bilowday qorshe ay xal ugu raadineyso dhibaatooyinka la soo dersay ganacsatada jaadka

Arbaco: October 27, 2021 Dowladda Kenya ayaa bilowday qorshe ay xal ugu raadineyso dhibaatooyinka lasoo dersay ganacsatada…

Posted in WARARKA MAANTA

Canada: Trudeau oo magacaabay wasiiro uu ku jiro Axmed Xuseen

Arbaco: October 27, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku dhawaaqay golahiisa wasiirrada oo ka kooban…