Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed Bin Salmaan: “Wuxuu doonayay in boqor Cabdalla lagu dilo faraanti sun ah” – Sarkaal Hore

Arbaco: October 27, 2021 Sarkaal hore oo ka tirsanaa sirdoonka Sacuudiga ayaa sheegay dhaxal sugaha dalkaas Maxamed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Ahlusunna oo wata Gaadiidkooda dagaalka oo ku baxay wadada deegaanka Gowd wiil ee dhacda dhanka Waqooyi Beri degmadda Giriceel

Arbaco: October 27, 2021 Ciidanka Ahlusunna oo wata Gaadiidkooda dagaalka ayaa ku baxay wadada deegaanka Gowd wiil…

Posted in WARARKA MAANTA

Saaxiibada caalamka oo ka walaacsan xaaladda beni’aadanimo ee Guriceel

Saaxiibada Beesha Caalamka ayaa ka walaacsan dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee Dowlad Goboleedka Galmudug.“Colaaddu ma aha…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo amar siiyay Saraakiisha hay’adda NISA

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble  oo wehliyay Wasiirka Amniga Gudaha ayaa galabta kormeeray Xarunta Hey’adda NISA…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo sheegay inay ka fiirsanayaan taageerada ciidanka Danab

Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee Soomaaliya.Arrintan ayaa ka danbeysey kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

DEG DEG: Mareykanka oo sheegay inay ka fiirsanayaan taageerada ciidanka Danab kadib dagaalkii Guriceel

  Talaado: October 26, 2021 Mareykanka ayaa sheegey inay ka fiirsanayaan taageerada ay siiyaan Ciidanka Danab ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland oo qaabilay taliyaha AMISOM kalana hadlay dagaalka Al-shabaab

  Talaado: October 26, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland…

Posted in WARARKA MAANTA

Gudiga Gaadiidleyda Xamuulka ah ee Gobolka banaadir oo cabasho u gudbiyay Raisal Wasaare Rooble

Talaado: October 26, 2021  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya  Maxamed Xuseen Rooble  ayaa  kulan la yeeshay mas’uuliyiinta Wasaaradaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax is-miidaamin ah oo lala beegsaday bas marayey meel u dhow magaalada Kampala

  Talaado: October 26, 2021  ooliska Uganda ayaa sheegay in qarax habeenkii Isniintii lala beegsaday bas, kaasi…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne Qoorqoor oo ka hadley dagaalka Guriceel maalmo kadib

  Talaado: October 26, 2021 Madaxweynaha maamul goboleedka GalMudug ee Soomaaliya, Axmed Cabdi Kaariye ”Qoor Qoor” ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo ku dhawaaqday a dacwadii loo haystay Hay’adda Sahan Research iyo agaasimaha guud ee hay’adda ee Matt Bryden.

  Talaado: October 26, 2021 Wararka ka imaanaya  Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa  sheegaya in goor dhawayd ay…

Posted in WARARKA MAANTA

dilkii madaxwaynihii hore ee dalka Burkina Faso Thomas Sankara

Talaado: October 26, 2021 Dacwadda dilkii madaxwaynihii hore ee dalka Burkina Faso Thomas Sankara ayaa waxaa gundhig…