Posted in WARARKA MAANTA

Guriceel oo caawa dagan aaga Jaamacada oo laga jaray Biyaha iyo Korontada iyo gaadiid dagaal laga qabtay..

Isniin: October 25, 2021 Waraka ka imanaya caawa  magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in xaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Jeneraalka ugu sarreeya Sudan oo ku dhawaaqay xaalad deg deg ah kalana diray dowladdii rayidka

Isniin: October 25, 2021 Jeneraalka ugu sarreeya Sudan ayaa ku dhawaaqay xaalad deg deg ah, wuxuuna kala…

Posted in WARARKA MAANTA

indha cadde “Nimanka Ahlu-Sunna la leeyahay waa Kaankaro fidno waaye, in la gooyo maahee xal kale maleh daawo Muqaal

Isniin: October 25, 2021 Jeneraal Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacadde oo ka hadlay dagaalka ka socda magaalada Guriceel…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadka Ka barakacay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud oo ka cabanaya gargaar la’aan.

Isniin: October 25, 2021 Dadka Ka barakacay degmada Guriceel ee gobolka Galguduud ee maalintii saddexaad ay ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Cabdiramaan Cabdishakuur oo ka hadlay Dagaalka Guriceel

Isniin: October 25, 2021 Musharax Madaxweyne Abdirahman Abdishakur Warsame Dagaalka ka socda magaalada Guriceel ee dawlad Goboleedka…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda ISIS ee ka dagaalanta Ciraaq iyo Suriya oo sheegatay mas’uuliyadda qaraxii dalka Uganda

Isniin: October 25, 2021 Wararka ka imaanaya dalka ugandha ayaa sheegaya in Kooxda ISIS  ay sheegatay mas’uuliyadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Lacagta Turkiga oo hoos uga dhacday suuqyada caalamka.

Isniin: October 25, 202 Qiimaha lacagta dalka Turkiga ee Liiraha la dhaho ayaa hoos u dhacday kadib…

Posted in WARARKA MAANTA

-Dibadbaxyo rabshado wata oo ka bilowday magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan

Isniin: October 25, 202 –Dibadbaxyo rabshado wata ayaa ka bilowday magaalada Khartuum ee caasimada dalka Sudan saacado…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax looga soo horjeedo dagaalka a Guriceel oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Isniin: October 25, 202 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd uu halkaas ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo weeraray xarunta warbaahinta qaranka ee Suudaan

Isniin: October 25, 2021 Wasaaradda warfaafinta ee Suudaan ayaa sheegtay in askar ay xoog ku galeen xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

DF iyo kuwa dowlad goboleedyada oo war ka soo saaray xaalada Bini’aadinimo ee ka jirta dalka.

Isniin: October 25, 2021 Bayaan ay si wadajir u soo saareen Dowladda Federaalka, Dowlad-Goboleedyada Gobolka Banaadir waxa…

Posted in WARARKA MAANTA

R/wasaaraha Suudaan ee xabsi guriga la geliyay oo baaq u diray shacabka dalkaas

Isniin: October 25, 2021 Ra’iisal wasaaraha Suudaan Cabdalla Xamduuk, oo sida la sheegay ku jira xabsi guri,…