Posted in WARARKA MAANTA

Senator Mashruuc “Xabbadda Guriceel ka socota waxa kaliya ay dabaal deg u tahay kooxaha argagaxisada

Axad: October 24, 2021 Senator Maxamuud Axmed Maxamuud (Mashruuc) oo ka tirsan golaha Aqalka Sare ee baarlamaanka…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiiru Dowlaha Cusub Wasaaradda Howlaha Guud Bashiir Goobe oo la dhaariyay.

Axad: October 24, 2021 Waxaa la dhaariyay Wasiiru Dowlaha Cusub ee Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Guryeynta Xukuumadda Federaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal kulul oo mar kale galabta gabaldhicii ka dhacay Duleedka magaalada Guriceel..

Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Guriceel ayaa sheegaya in galabta gabaldhicii uu mar kale…

Posted in WARARKA MAANTA

RW Rooble oo UNHCR kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameeysay

Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka…

Posted in WARARKA MAANTA

Bandow lagu soo rogayo degmooyin ka tirsan Puntland

Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Xuseen Cali Maxamuud ayaa ugu baaqay ciidamada Booliska…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay qarixii ka dhacay Magaalada Kampala

Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal markale dib ugu qarxay degmada Guriceel

Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Dagaalka oo aad u culus una dhaxeeya Ciidanka dowladda iyo kuwa Galmudug oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaraha ka dhashay dagaalka Guriceel oo kordhay

Muqdisho|| QOL| October 24 2021=Waxaa sii kordhaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay dagaalka Degmada…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo ergayga UNHCR u qaabilsan Geeska kala hadlay u gurmashada dadka abaartu saameeysay

Axadi: October 24, 2021 . Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga…

Posted in WARARKA MAANTA

Hey’adda Hormuud Salaam Foundation oo gargaar gaarsiisay dadka abaaruhu saameeyeen

Axadi: October 24, 2021 Ayada oo degaanada jublanad ay ku dhufteen Abaaro Sameeyey Dadka iyo duunyada isla…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Uganda oo ka hadlay Qarixii ka dhacay Magaalada Kampala

Axadi: October 24, 2021 Madaxweynaha waddanka Uganda Yoweri Museveni ayaa qaraxii habeenkii xalay ahaa ka dhacay caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihiii hore Xasan shekh oo ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Guriceel

Axadi: October 24, 2021 Madaxweynihii Hore Somaliya Xasan sheikh maxamuud ayaa soo saaray baaq ku aadan Colaada…