Posted in WARARKA MAANTA

Sheekh Mukhtaar Roobow “ Farmaajo Illaa lix marbaan kulanay arrimo badan ayaan ka wada-hadalnay

Isniin: October 25, 2021 Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo weli xabsi guri ku ah magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo shaaciyey dakhli maanku diidayo oo Al-Shabaab usoo xarooday 2020

Isniin: October 25, 2021 Warbixin dheer oo wargeyska New York Times uu ka qoray howgallada hay’adda sirdoonka Mareykanka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo aad u hubaysan oo la geeyay caasimadda Suudaan xilli la sheegay inuu afgambi ka socda

Isniin: October 25, 2021 Askar aad u hubaysan iyo ciidamo kale oo amni ayaa la geeyay caasimadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Doorasho qof iyo cod ah oo ka billaabatay degmooyin ka tirsan Puntland

Isniin: October 25, 2021 Qaar ka mid ah shacabka ku nool dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta u…

Posted in WARARKA MAANTA

Wararka ugu Danbeeyay Dagaalka Guriceel ee Saaka iyo Rasaas La Maqlayo Wali

Isniin: October 25, 2021 Waxaa saaka rasaas goos goos ah laga maqlayaa aaga Jaamacadaha ee degmada Guriceel,…

Posted in WARARKA MAANTA

Sudan oo Afgembi ku waabariisatay iyadoo xabsi guri la geliyay R/wasaarahii

Isniin: October 25, 2021 Wararka ka imaanaya dalka Suudaan waxay sheegaya in dalkaas uu ka socda isku…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidanka Nabad Sugida Jubbaland oo Fashiliyay Qarax miino magaalada Kismaayo.

Axad: October 24, 2021 Wararka ka imaanaya caawa Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidanka hay’adda Nabad Sugida iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Taliyihii Ciidamada Haramcad ee Galmudug oo dhaawac Soo gaaray u geeriyooday

Axad: October 24, 2021  Allaha unaxaristee Waxaa Geeriyooday Taliyihii Ciidamada Haramcad ee Galmudug xalay Loo Magacaabay, ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Xaalada Guriceel oo caawa Dagan Taliyihii ciidanka booliska Haramcad oo ku dhaawacmay Dagaalkii Galabta.

Axad: October 24, 2021  Waxaa caawa Dagan xaalada magaalada Guriceel ee xarunta ganacsiga Gobolada dhexe, waxaana la…

Posted in WARARKA MAANTA

Ragga lagu tuhunsan yahay qaraxii Kampala oo la sheegay in ay ka casheeyeen meeshii ay Qarxiyeen

Axad: October 24, 2021 Booliiska Uganda ayaa sheegay in saddex nin oo lagu tuhunsan yahay in ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ninka daroogada ka ganacsada ee aadka looga raadinayey dalka Colombia oo la qabtay.

Axad: October 24, 2021 Dairo Antonio Úsuga, oo loo yaqaan Otoniel, ayaa Sabtidii lagu qabtay hawgal wada…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxamed Saalax oo noqday ciyaartoygii ugu horreeyey ee Liverpool u dheela ee saddex gool ku dhaliya garoonka Old Trafford

Axad: October 24, 2021 Ciyaartii xiisaha lahayd ee garoonka Old Trafford ku dhexmartay kooxaha Manchester United iyo…