Posted in WARARKA MAANTA

Koofur Galbeed oo dhul-beereed siineysa dadkii laga soo masaafuriyay Laascaanood

Axad: October 17, 2021 Masuuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in dadkii laga soo barakicyey magaalda…

Posted in WARARKA MAANTA

Warbaahinta UK oo shaaca ka qaaday magaca ninka Soomaali British-ka ah ee lagu tuhmayo dilka xildhibaan David Amess

Axad: October 17, 2021 Warbaahinta dalka UK ayaa shaaca ka qaaday magaca ninka Soomaali British-ka ah ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Kulan wacyigelin ah oo looga hadlayey halista iyo ka hortaga Kansarka ku dhaca Naasaha ayaa lagu qabtay Isbitaalka taqasusiga ah ee Dalmar (Dalmar Specialist & teaching Hospital) ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa kulankan ka qeyb galay dhaqaatiirta Isbitaalka Dalmar qaarkood, howlwadeeno ka shaqeeya arrimaha Caafimaadka, qaar ka mid…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Soomaaliyeed oo ka warbixiyay howlgalo lagu qabtay Qaraxyo oo ka dhacay Afgooye

Sabti: October 16, 2021 Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka warbixiyay howlgal qorsheysan oo ciidanka gaarka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Dilka loo geystay xildhibaan Sir David oo muujinaya jahwareerka amniga ee soo wajahay guud ahaan siyaasiyiinta caalamka.

Sabti: October 16, 2021 Dilka loo geystay xildhibaan Sir David Amess oo u dhashay Britain ayaa muujinayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: shil gaari oo ay ku dhinteen ku dhawaad 7 qof oo ka dhacay Galbeedka magaalada Hargaysa daawo Muqaalka

Sabti: October 16, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Hargaysa gaar ahaan Galbeedka magaalada Hargaysa, ayaa sheegaya in…

Posted in WARARKA MAANTA

Munaasabad loogu mahad celinayo wefdigii Soomaaliya ku matalayay dacwaddii badda Somaliya oo caawa ka socota xafiiska Ra’iisul Wasaare Rooble

Sabti: October 16, 2021 Munaasabad loogu mahad celinayo wefdigii  Soomaaliya ku matalayay dacwaddii baddeenna uuna goobjoog ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Rooble oo khudbad ka jeediyey Carwada Buugaagta ee Gaalkacyo Peace Book Fair

Sabti: October 16, 2021 Muqdisho, Oktoobar 16, 2021-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xuska Maalinta cunnada Adduunka iyo Maalinta beeraleyda Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho

Sabti: October 16, 2021 Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu xusayey Maalinta…

Posted in WARARKA MAANTA

Tababarka dib u howl-gelinta Maktabadda Qaranka oo Muqdisho ka furmay

Sabti: October 16, 2021 Waxaa maanta ka furmay xafiiska Maktabadda Qaranka Soomaaliyeed tababar ku aaddan hawl-gelinta Maktabadda…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasaaradda caafimaadka Puntland oo Garowe ka bilawday tallalka dabeysha

Sabti: October 16, 2021 Wasaaradda Caafimaadka Dowlad Goboleedka Puntland ayaa maanta degmada Garowe ka bilwday Olalaha Tallaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska oo fal argagixiso ah ku tilmaamay dilka loo geystay xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka UK

Sabti: October 16, 2021 Booliska UK ayaa fal argagixiso ah ku tilmaamay dilka loo geystay Sir David…