Posted in WARARKA MAANTA

Sidee Farmaajo isugu dayey in uu Kiiska Badda uga beddesho Kenya in ay u qabato kuna wareejiso Jubbaland?

Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=October-2017 Farmaajo waxa uu u safray Itoobiya, magaalada AdisAbaba waxa uu kula kulmay…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxay ka wada hadleen Madaxweyne kuxigeenka Hir-Shabeelle & Guddiga doorashooyinka Heer Federaal?

Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Xubnaha Guddiga doorashooyinka Heer Federaal ee shalay gaaray Magaalada Beledwyene ayaa waxaa ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada dowladda oo degaano kala wareegay Al-Shabaab

Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Ciidamo ka tirsan Ururka 49 aad Guutada 10aad Qeybta 43aad ee Ciidanka xooga…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ka socda Booliska AMISOM oo la geeyay Dhuusamareeb & Baraawe

Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Waxaa Maanta Magaalada Dhuusamareeb  ee Gobolka Galgaduud &  degmada Baraawe oo ah Xarunta…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharixiinta oo Golaha wadatashiga ku eedeeyay dib u dhaca doorashada

Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Xubnaha Golaha Midowga Musharixiinta Madaxweynaha ayaa waxaa ay walaac xooagn ka muujiyeen dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Afrika oo taageeray qorsho ay horay u diiday dowladda Soomaaliya

Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Warbixin kasoo baxday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa  waxaa lagu…

Posted in WARARKA MAANTA

Xubnaha ka socda Guddiga doorashooyinka Heer Federaal oo kulamo ka wada Beledweyne

Muqdisho|| QOL| October 11, 2021=Guddoomiyaha Gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Aqalka Madaxtooyada Gobolka Hiiraan casha sharaf…

Posted in WARARKA MAANTA

Maamulka Somaliland ee gobolka Sanaag oo dadka aan u dhalan Gobolkaas u qabtay in ay kaga baxaan mudo 14 cisho ah

Isniin: October 11, 2021 Guddoomiye ku xigeenka gobolka Sanaag Maxamed Khaliif Nuur, ayaa ku amray  dadka aan…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Murashaxiinta oo walaac ka muujiyay dib u dhaca doorashada

Isniin: October 11, 2021 Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay inay welwel iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Galmudug oo la xaliyay gadoodkii ay ka sameeyeen maalmo ka hor

. Isniin: October 11, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada galkacyo ayaa sheegaya in la xaliyay gadoodkii ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Ahlu Sunna oo isaga baxay saakay guud ahaan degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan

 Isniin: October 11, 2021   Wararka ka imaanaya saakay gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ciidamada Ahlu Sunna…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlada oo goor dhawayd ka bilaawday deegaanka Gubadley ee Duleedka Muqdisho

Isniin: October 11, 2021   Wararka ka imaanaya duleedka magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhinaca deegaanka Gubadley ayaa sheegaya…