Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo lataliyaha Arimaha Dib u heshiisiinta Magacaabay
Talaado: october 12, 2021 Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Mudane Guulaawe Xuseen ayaa lataliyaha Arimaha Dib u heshiisiinta iyo…
12-ka bisha Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad ee ka soo wareegtay markii ugu horaysay la soo bandhigay
Talaado: october 12, 2021 Maanta oo ah 12-ka bisha Oktoobar waxay ku beeggan tahay sannad guuraddii 67-aad…
Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo Saraakisha AMISOM oo Maanta kormeereen qaar kamid ah Xarumaha loo diyaariyay Doorshooyinka
Talaado: october 12, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte…
Xaalada Magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii oo dagan iyo Cabsi ka jirta Galabta.
Talaado: october 12, 2021 Magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada islii, ayaa waxaa ka jira cabsi xoogan, Xili…
Rooble oo bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeyay maalinta Calanka Soomaaliya oo ah 12-ka bisha Oktoobar.
Talaado: october 12, 2021 Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeyay maalinta Calanka…
Ciidamada dowladda Itoobiya iyo ciidamo kale oo huwan ah oo wada maalintii labaad weeraro dhulka ah oo qayb ka ah guluf milatari
Talaado: october 12, 2021 Ciidamada dowladda Itoobiya iyo ciidamo kale oo huwan ah ayaa wada maalintii labaad…
Taliyihii Hay’adad Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka u qaabilsanaa degmada Dayniile oo goor dhawayd la dilay.
Talaado: october 12, 2021 Wararka ka imaanaya Degmada Dayniile ayaa sheegaya in goor dhaw la dilay Taliyihii…
Shakuul oo kamid ah Ganacsatada Soomaalida Kenya oo ka digay in dibadbaxyo ay ka dhacaan Magaalada Nairobi gaar ahaan islii
Talaado:October 12, 2021 Soomaalidu ku badan tahay ee Islii kaddib xukunka Sheekh Maxamed Ibraahim Shakuul oo kamid…
Ahlusunna oo iskaga baxday Deegaanka Ceeldheere oo u dhexeeya magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb
Talaado:October 12, 2021 Wararka ka imaanaya saakay Deegaanka Ceeldheere oo u dhexeeya magaalooyinka Guriceel iyo Dhuusamareeb ayaa…
Madaxweyne Lafta gareen oo la kulmay wakiilo ka socday Beesha Caalamka
Talaado:October 12, 2021 Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa kulan la qaatey…
Ciraaq oo sheegtay in ay qabteen Sami Jasim oo ah xubin sare oo ka tirsan Dowladda Islaamka
sniin: October 11, 202 Ra’iisul wasaaraha dalka Ciraaq, Mustafa al- Kadhimi, ayaa sheegay in xoogaggaammaanka ay gacanta…
Daawo: Khadiija Diiriye oo la noqotay lacag 15,000 Shan iyo toban kun oo dollar oo ay u diri laheyd Barkhad Jaamac Batuun
. isniin: October 11, 202 Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye ayaa shaacisay in…