Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo caawa loo diiday in Live looga sii daayo Qudbadiisa Tv-ga Qaranka iyo TV-yada kale oo laga sii daayay

Talaado: October 12, 2021 Waxaa caawa magaalada Muqdisho shir jaraa’id ku qabtay Madaxweynaha waqtigiisa dhamaaday maxamed C/llaahi…

Posted in WARARKA MAANTA

Shir looga hadlayo dhaqaalaha Afghanistan oo ka dhacaya Talyaaniga

Talaado: October 12, 2021 Shir ay soo qabanqaabiyeen dalalka hodanka ah ee la isku yiraahdo G-20 oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Masaajidyada ku yala Jarmalka oo loo oglaadey in aadaanka salaadda Jimce loo isticmaali karo sameecado

Talaado: October 12, 2021 Shan iyo soddon Masaajid oo uu ku jiro masaajidka ugu weyn dalka Jarmalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dawladda Soomaaliya oo mar kale ku celisay inay ka soo horjeeddo in hawlgalka AMISOM loo bedelo mid nabad ilaalin

Talaado: October 12, 2021 Dawladda Soomaaliya ayaa mar kale ku celisay inay kasoo horjeeddo in hawlgalka AMISOM…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Maxkamada ICJ oo Xukmisay in badda ay soomaaliya leedahay

Talaado: October 12, 2021 Waxaa goor dhawayd la Xukmiyay Dacwadii Bada kenya iyo Soomaaliya. Soomaaliya ayaa ku…

Posted in WARARKA MAANTA

Toos: Go’aanka Maxkamadda ICJ ee kiiska Badda

Heeg|| QOL| October 12, 2021=Goordhow waxaa Magaalada Hagua ee dalka Holand ka bilaabatay dhageysiga Go’aanka Maxkamadda Cadaaladda…

Posted in WARARKA MAANTA

Puntland & Koonfur Galbeed oo ka wada hadlay xaaladda dadka la soo musaafuriyay

Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Ku-simaha Madaxweynaha Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta qaabilay Wafdi Wasiiro ah…

Posted in WARARKA MAANTA

War deg deg ah: Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya oo goor dhawayd lagu soo daadiyay Xaafada Somalida dagto ee Islii.

. Isniin: October 12, 2021 Waxaa goor dhawayd xaafada islii lagu arkay Ciidamo ka tirsan Kuwa Kenya…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Somalia oo markale diiday qorsho lagu bedelayo howgalka AMISOM

Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Shalay ayaa Warbixin kasoo baxday Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika waxaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Dadaal lagu xalinayo xiisad ka taagan Gaalkacyo oo billowday

Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Wasiirka Wasaarada warfaafinta Galmudug, Masuuliyiinta maamulka gobalka mudug iyo kuwa  dagmada galkacyo ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Itoobiya oo weerarro ku ekeeyay aaggaga TPLF ee gobalkaTigray

Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Ciidamada dowladda Itoobiya iyo ciidamo kale oo huwan ah ayaa wada maalintii labaad…

Posted in WARARKA MAANTA

MD Farmaajo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay u midoobaan xoojinta Dowladnimada

Muqdisho|| QOL| October 12, 2021=Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo  ka qayb galay…