Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Guddoomiyay Kulanka Guddiga Joogtada ah ee Dejinta Ajendayaal Muhiim ah

Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa shir guddoomiyay kulanka 7-aad ee Guddiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Wasiirrada oo shir degdeg ah la’isugu yeeray maalinta berri ah

Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa beri shir degdeg ah la isugu yeeray si go’aan looga soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Liis xildhibaano oo la isku khilaafsan yahay oo looga dhowaaqay Puntland

GAROOWE — Guddiga Xallinta Khilaafaadka doorashada Puntland ayaa soo saaray liiska xildhibaanada baarlamanka 6-aad ee Puntland, oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Cayaaraha Maamul Goboleedyada oo si xiiso leh uga socda Muqdisho

 Xulka gobolka Banaadir ayaa guul ka gaaray dhiggiisa xulka kubadda cagta ee dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed, ciyaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada Mareykanka oo Badda Cas ku quusiyay doomo ay wateen Xuutiyiinta Yemen

Ugu yaraan toban ka tirsan kooxda Xuutiyiinta Yemen ayaa Axadda maanta ah lagu dilay kuwa kalana waa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Awqaafta XFS oo kulan la qaatay hoggaanada siyaasadda iyo wacyigelinta ee Ciidanka Xoogga Dalka

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta  iyo Arrimaha Diinta JFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow ayaa maanta xafiiska ku qaabiley hoggaanada…

Posted in NEWS in ENGLISH WARARKA MAANTA

US Navy Helicopters Destroy Houthi Boats in Red Sea after Attempted Hijack

The US Navy has destroyed Houthi “small boats” whose crew attempted to board a container ship in…

Posted in NEWS in ENGLISH

Elections in Democratic Republic of Congo ‘DRC’ Declared Felix Tshisekedi Winner

President Félix Tshisekedi has been declared the winner in the Democratic Republic of Congo’s election amidst sharp…

Posted in WARARKA MAANTA

Howjoogihii Khawaarijta ee degmada awdheegle oo lagu dilay howlgal qorsheysan

Horjoogayaal iyo maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta ayaa lagu dilay howlgallo qorshaysan oo ay iska kaashadeen Ciidanka Qaranka…

Posted in NEWS in ENGLISH

President’s Town Hall Forum: A Candid Public Engagement, Somalia’s Rising and Confidence in Country’s Stability

The year 2023 will undoubtedly go down as one of the most productive years for Somalia, as…

Posted in WARARKA MAANTA

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo sheegay in sanadka cusub la qaadayo dhagaxyada amni ee yaalla waddooyinka caasimadda

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku dhawaaqay in bilowga sanadka cusub…

Posted in WARARKA MAANTA

War-murtiyeed laga soo saaray wada-hadalladii Dowladda Federaalka iyo Somaliland

Wada-hadallada Jabuuti uga socda madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Somaliland ayaa lasoo geba-gebeeyey, waxaana laga soo saaray…