Posted in WARARKA MAANTA

Cali Guudlaawe oo sheegay in wan waan uu la galayo dadka ka soo hor jeeda Hir-Shabeelle ee Diidan maamulkaas

Arbaco: October 6, 2021 Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle  Cali Guudlaawe Xuseen ayaa ka hadlay dadka kasoo horjeeda…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaano ku dhaawacmay Qarax xalay lagula eegtay magaalada Jowhar

Arbaco: October 6, 2021 Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax  khasaare  ka dhashay oo xalay…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Galmudug Guuleed oo ka hadlay xaalada Galmudug

Arbaco: October 6, 2021  Xili xaalada galmudug ay qarka u saran tahay dagaal dhex mara Maamulka galmudug…

Posted in WARARKA MAANTA

Farmaajo oo dalka dib ugu soo laabtay ka dib booqasho labo maalmood uu ku tagay Addis Ababa

Arbaco: October 6, 2021 Wararka ka imaanaya Garoonka Muqdisho ayaa sheegaya in saakay uu ka soo dagay…

Posted in WARARKA MAANTA

Waan waan laga dhex waday Ahlusunna iyo Galmudug oo fashil ku dhamaaday

Arbaco: October 6, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Dhusamareeb ee Xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in saacadihii…

Posted in WARARKA MAANTA

Shacabka Magaalada Laascaanood oo aad uga carooday dadkii laga masaafurinayey Laascaanood

Arbaco: October 6, 2021 Magaalada Laascaanood ayaa laga soo sheegayaa inaysan saacadihii la soo dhaafay  ka jirin…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowlad magdhow siinaysa ehellada dadka u geeriyooda Covid-19

Arbaco: October 6, 2021 Maxkamadda Sare ee dalka Hindiya ayaa taageertay go’aanka dowladda ee ku aaddan in…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska caasimadda Garoowe oo soo bandhigay khamri iyo gaarigii siday oo xalay lagu qabtay saldhiga galbeed

Arbaco: October 6, 2021 Booliiska caasimadda Garoowe ayaa soo bandhigay khamri iyo gaarigii siday oo lagu qabtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ugaaska beesha Cayr, Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur oo mar kale ka hadlay xiisadda ka soo cusboonaatay gobollada dhexe Daawo

Talaado: October 5, 2021 Ugaaska beesha Cayr, Ugaas Xasan Ugaas Maxamed Ugaas Nuur oo mar kale ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Biyo yaraan baahsan oo laga digay inay dunida wajihi doonto sanadaha soo socda

Talaado: October 5, 2021 Ururka caalamiga ah ee biyaha ayaa ka digay xasarad biyo oo guud ahaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhibbanayaasha tacaddiyada kufsi ee carruurta loogu geystay gudaha kaniisadda Roman Kaatooligga ee Faransiiska oo cambaareeyay

Talaado: October 5, 2021 Dhibbanayaasha tacaddiyada kufsi ee carruurta loogu geystay gudaha kaniisadda Roman Kaatooligga ee Faransiiska…

Posted in WARARKA MAANTA

18 askari oo ka tirsan ciidamadii Mareykanka ee Soomaaliya ka soo dagaallamay

Talaado: October 5, 2021 18 askari oo ka tirsan ciidamadii Mareykanka ee Soomaaliya ka soo dagaallamay ayaa…