Muxuu Uhuru ka yiri baaritaanka kashifay ‘hantida uu qarsaday’ qoyskiisa?
Talaado: October 5, 2021 Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Isniintii sheegay in baaritaanka kashifay hogaamiyayaasha caalamka ee…
QM oo War kasoo saartay dadka sida qasabka ah looga musaafuriyay laas-Caanood
Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Hay’adaha Arrimaha Bani’aadannimada u qaabilsan Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay aad uga xun yihiin xarigga…
SAWIRO:-Farmaajo oo dhiggiisa Uganda kala hadlay la-dagaalanka Al-Shabaab
Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri…
Somaliland oo ka jawaabtay hadalkii Ra’iisul Wasaare Rooble
Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaliland ayaa ka jawaabtay hadalkii Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Roobleee ahaa…
Farmaajo oo kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya
Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Addis-ababa ayaa…
Puntland oo Gacanta ku dhigtay Khamri & dad ka Ganacsanayay
Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Ciidamada Booliska Puntland ee ka howlgalla Magaalada Garoowe ayaa howlgal ay sameeyeen waxaa gacanta ay…
Akhriso:- Amar kasoo baxay Maamulka Galmudug ( Wareegto)
Muqdisho|QOL|October 05, 2021—-Wasaaradda degaanka iyo isbedelka Cimilada ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa soo saartay amar lagu joojinayo…
Jilaaga Aflaanta Bollywood-ka Shah Rukh Khan wiilkiisa Aryan Khan oo Axaddii xabsiga loo taxaabay
Talaado: October 5, 2021 Jilaaga Aflaanta Bollywood-ka Shah Rukh Khan wiilkiisa Aryan Khan, ayaa Axaddii xabsiga loo…
Qaramada Midoobay oo wax laga Xumaado ku tilmaantay barakicinta qasabka oo ay Somaliland ka wado Laascaanood
Talaado: October 5, 2021 48 saac kadib waxaa dhibatada ka taagan laascaanood ka hadashay Hay’ada isku dabaridka…
Shirkadda Facebook oo saacado yar ku khasaartay lacag balaayiin dollar ah, kadib cilad farsamo oo ku timid adeegyada shirkadda, sida Facebook, Whatsapp & Instagram
Talaado: October 5, 2021 Shirkadda Facebook ayaa saacado yar uun gudahood khasaartay lacag balaayiin dollar ah, kadib…
Shiikh Cabdulqaadir Cali Cumar “madaxda Ahlu Sunna, wax la aqbali karo maahan inay hadda hub soo qaataan
Talaado: October 5, 2021 Gudoomiye ku-xigeenkii hore ee Midowga Maxaakiimta ahaana Wasiirkii arimaha Gudaha Dowladii sheikh shariif…
Dowladda Puntland oo soo dhoweysay ku dhowaad 2000 oo qof, oo ay ku jiraan caruur iyo Haween kuwaasi oo lagasoo barakiceyey Laascaanood
Talaado: October 5, 2021 Ku-simaha Madaxweynaha dowladda Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa kulan la…