Posted in WARARKA MAANTA

Xafiiska Farmaajo oo ka hadlay fashilka wadahadallada

Muqdisho |  September 24, 2021–Xafiiska madaxweynaha Soomaaliya ayaa beeniyay inay fashilmeen wadahadalladii u dhexeeyay madaxweyne Farmaajo iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jabuuti oo warbixin ka siiyay Qaramada Midoobay xaaladaha Soomaaliya & Itoobiya

Muqdisho |  September 24, 2021–Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa xalay khudbad horay loo duubay ka jeediyay…

Posted in WARARKA MAANTA

Falcelin ka dhalatay fashilka ku yimid dhex-dhexaadintii Farmaajo & Rooble

Muqdisho |  September 24, 2021–Tan iyo markii ay soo baxday inay fashilmeen kulamada lagu dhex-dhexaadinayay Madaxweynaha .uddo…

Posted in WARARKA MAANTA

Qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose

Muqdisho |  September 24, 2021–Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaalida Canada oo billaabay Dadaallo looga hortagayo falalka Islaam naceybka

Muqdisho |  September 24, 2021–Muslimiinta gobolka Alberta ee dalka Canada oo ay Soomaalidu qeyb ka yihiin ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiir ka tirsan Galmudug oo sheegay inay fashilantay waan-waantii Farmaajo & Rooble

Muqdisho |  September 24, 2021–Wasiiru dowlaha madaxtooyada dowlad goboleedka Galmudug Cumar Shido ayaa xaqiijiyay inay fashilantay waan-waantii…

Posted in WARARKA MAANTA

Qof naftiis hallige ah oo goor dhawayd isku Qarxiyey inta u dhaxaysa Villa Baydhaba iyo Isbitaalka Madiina

Jimco: September 24, 2021 Waxaa goor dhawayd magaalada Muqdisho gaar ahaan afaafka hore ee ispitaal Madiina iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Dad horleh oo Cudurka COVID-19 ugu geeriyooday Magalada Muqdisho

Jimco: September 24, 2021 Wasaaradda Caafimaadka xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa xogta Feyruska Karoona ku sheegtay…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka dhalinyarada is xil qaan oo olale nadaa fadeed kabilaabeen suuqa qudaarta lagu iibiyo iyo qeeybo ka mid ah xafadaasi Buundaweyn.

September 24, 2021 Ururka dhalinyarada is xil qaan oo ah urur ay kumideysan yihiin Dhalinyarada kudhaqan afarta…

Posted in WARARKA MAANTA

Xafiiska farmaajo oo beeniyay inay fashilmeen wadahadalladii u dhexeeyay Ra’iisal Wasaare Rooble

September 24, 2021 Saacado kadib markii Mas’uul  ka tirsan maamulka Galmudug uu shaaciyay in ay fashilmeen wada…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) oo qiijisay kiiska muranka badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya, 12-ka October 2021.ku dhawaqayso

September 24, 2021 Maalmo kadib Markii uu shaaciyay Raisal Wasaare ku-xigeenka Soomaliya Mahdi guleed in  Maxkamadda Caalamiga…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Yuusuf Xassan Cabdi “ Ammaanka iyo Ganacsiga islii waa iska caadi waana la isku halayn karaa

Jimco: September 24, 2021 Xili shalay lagu kala Cararay islii sababo amaan ayaa waxaa arintaas ka hadlay…