Posted in WARARKA MAANTA

Algeria oo xayiraad kusoo rogtay socdaaladii uga imaan jiray dalka Maroko

. khamiis: September 23, 2021 Dowladda Algeria ayaa sheegtay in aysan socdaaalada militeri iyo mid rayid ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Kenya oo ku baaqay in si wadajir ah loo qaado in si siman caalamka loo gaarsiiyo tallaalka COVID-19

khamiis: September 23, 2021 Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta, ayaa ku baaqay in si wadajir ah loo qaado…

Posted in WARARKA MAANTA

Qaraxa xalay ka dhacay Tuulada Ambareyso oo 5km u jirta degmada Baraawe

khamiis: September 23, 2021 Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa waxaa uu xalay ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxkamad dalka Yemen oo xukun dil ah ku ridday 10 qof oo ay ku jiraan Donald Trump iyo Amiir Maxamed Bin Salmaan.

khamiis: September 23, 2021 Maxkamad fadhigeedu yahay dalka Yemen ayaa xukun dil ah ku ridday 10 qof…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran oo shir ku yeeshay habka fogaan aragga ee internet-ka, kaas oo looga hadlay arrimaha doorashooyinka

khamiis: September 23, 2021 Madaxda Golaha Wadatashiga Qaran ayaa Xalay  shir ku yeeshay habka fogaan aragga ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Khuburro ka socotay Cummaan oo gudaha u gashay “Ceelka Cadaabta oo ku yala Yemen.

khamiis: September 23, 2021 Khuburro ka socotay dalka Cummaan ayaa markii ugu horreysay gudaha u gashay “Ceelka…

Posted in WARARKA MAANTA

Khalifa Haftar oo ka Qeyb galaya tartanka doorashada xilka madaxweynaha ee Dalkaas

khamiis: September 23, 2021 Janaraalka hoggaamiye kooxeedka ah ee Liibiya, Khalifa Haftar, ayaa qaaday tallaabo u suurtagalin…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland ” Wax Shaqo ah kuma lihin doorashooyinka Soomaaliya”

Muqdisho |  September 22, 2021–Xukuumadda Soomaaliland ayaa sheegtay in wax shaqo ah ku laheyn howlaha doorashooyinka ee…

Posted in WARARKA MAANTA

Maxaa ka jira in France ay bixineyso kursigeeda joogtada ah ee Golaha Ammaanka?

Muqdisho |  September 22, 2021–France ayaa beenisay warbixin maanta lagu daabacay wargeyska Britain ee Daily Telegraph oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Faah faahin kasoo baxeysa dagaal ka dhacay Gobolka Jubbada Hoose

Muqdisho |  September 22, 2021–Dagaalka ayaa yimid, kaddib markii sida la sheegay Xubno ka tirsan Al-Shabaab ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Khasaaro ka dhashay qaraxa ka dhacay Magaalada Marka

Muqdisho |  September 22, 2021–Qaraxa oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha Magaalada Marka ee Xarunta Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

Dhul-gariir ka dhacay magaalladda Melbourne ee Australia

Muqdisho |  September 22, 2021–Dhul-gariirka oo halbeegiisu ahaa 5.9 Rector Scale laga dareemay magaalladda Melbourne ee Caasimadda…