Cali Yare Cali oo ka hor yimid banaanbaxa Wasiirka amniga uu ku fasaxay
Arbaco: September 22, 2021 Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda Maamulka gobolka Banaadir Cali Yare Cali ayaa waxba…
Taliyaha Qeybta Booliska Bari oo kulanka amniga la qatay Taliyahasha
Arbaco: September 22, 2021 Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxamuud ayaa kulanka amniga la…
Taalibaan oo magacowday danjiraha Afghanistan ee Qaramada Midoobay
Arbaco: September 22, 2021 Taalibaann ayaa weydiisatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay inay khudbad u jeediso madaxda…
Madaxweyne Laftagareen oo magacaabis sameeyay
Muqdisho | September 21, 2021–Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Mudane Aadan…
Shir Muqdisho uga furmay Guddi ka Shaqeynaya bixitaanka AMISOM
Muqdisho | September 21, 2021–Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Xasan Xuseen Xaaji ayaa maanta Muqdisho shir uga furay…
Wasiirka Amniga ‘’ Qoyska Ikraan waa ay dhigan karaan bannaanbax nabadeed ‘’
Muqdisho | September 21, 2021–Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Maanta Xafiiskiisa ku…
Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee SJS oo tababar ka furay Kismaayo
Muqdisho | September 21, 2021–Ururka Suxufiyiinta Soomaaliyeed ee Somali Journalists Syndicate – SJS ayaa qeybtii 3aad ee…
Ciidamo fara badan oo lagu arkaya waddooyinka Suudaan ee Khartoum iyo magaalada Omdurman
Talaado: September 21, 2021 Ciidamo fara badan ayaa lagu arkaya waddooyinka caasimadda Suudaan ee Khartoum iyo magaalada…
Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau oo ku guuleystay doorashada guud ee ka dhacday dalkaas.
Talaado: September 21, 2021 Ra’iisul Wasaaraha Canada Justin Trudeau ayaa ku guuleystay doorashada guud ee ka dhacday…
Madaxweyaha waqtiga ka dhamaaday Farmaajo oo warqadaha qoonsiga ka guddoomay safiiro cusub
Talaado: September 21, 2021 Wararka ka imaanaya Villa Somaliya ayaa sheegaya in Madaxweynaha Waqtigiisa Maxamed Cabdullaahi Farmaajo…
Maxkamada midawga Yurub oo Rushka ku heshay inay mas’uul ka ahayd dilka nin sirdoon ahaa oo la sumeeyay
Talaado:September 21, 2021 Maxkamada midawga Yurub ayaa dawlada Rushka ku heshay inay mas’uul ka ahayd dilka nin…
Guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka oo la kulmay Ergayga QM ee Soomaaliya James Swan
Talaado:September 21, 2021 Guddoomiyaha Guddiga Hirgelinta doorashooyinka Heer Federaal ee Soomaaliya Maxamed Xasan Maxamed Cirro ayaa markale…