Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Puntland oo ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Sabti: September 4, 2021 Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Mahad Salaad oo codsi deg deg ah u diray dhalinyarada beesha Gaaljecel

Jimco: September 3, 202  Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa codsi deg deg ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Xasan shekh “Lama aqbali karo in tuhmanayaashu garsoorayaal ka noqdaan Dilka IKraan Tahliil.

Jimco: September 3, 202  Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay dilka…

Posted in WARARKA MAANTA

Midowga Musharaxiinta oo Rooble ugu baqay in uu isbadal ku sameeyo hoggaanka hay’adda Nabad sugida Qaranka

Jimco: September 3, 202 Saacado kadib Markii NISA ay u hadashay in ay tahay Warbaahinta al-shabaab ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Xarunta Gaashaandhigga Turkiga kula kulmay Dhiggiisa Turkiga

Jimco: September 3, 202 Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo booqasho ku jooga…

Posted in WARARKA MAANTA

Goodax Barre oo Dilka Ikraam Tahliil dusha u saaray Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaran ee NISA

Jimco: September 3, 2021  meel la isaga tuuro, illaa caddaalad ay hesho marxuumad Ikraan. “Waxaan hubaa oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo Muwaadiniintiisa uga digay in ay u safraan Canada

Jimco: September 3, 2021 Mareykanka ayaa muwaadiniintiisa uga digay in ay u safraan dalka ay xad wadaagga…

Posted in WARARKA MAANTA

Muuse Biixi oo madaxtooyada Hargeysa ku qaabilay wasiiru-dawlaha arrimaha dibedda Itoobiya

Jimco: September 3, 2021 Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu maanta qasriga madaxtooyada ee Magaalada…

Posted in WARARKA MAANTA

Dagaal culus oo dhexmaraya xoogagga Taalibaan iyo maleeshiyaadka iska caabinta

Jimco: September 3, 2021 Dagaal culus ayaa la sheegay inuu dhexmaraya xoogagga Taalibaan iyo maleeshiyaadka iska caabinta…

Posted in WARARKA MAANTA

AMISOM oo saraakiil Booliis u tababartay sugida Amniga Doorashada

Jimco: September 3, 2021 Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa sheegay in 27 sarkaal oo ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska New Zealand oo toogtay nin ay ku sheegeen inuu ahaa ‘argagixiso’

Jimco: September 3, 2021 Ra’isul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa xaqiijisay in boolisku ay dileen nin…

Posted in WARARKA MAANTA

Maraykanka oo $60 bilyan ku taageeray Waddanka Ukraine

Jimco: September 3, 2021 Madaxweynaha Maraykanka Joe Biden ayaa u sheegay madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy in Maraykanka…