Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo Jowhar gaaray

Muqdisho | September 4, 2021:-Madaxweyne Ku-xigeenka Hirshabelle Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta…

Posted in WARARKA MAANTA

Suuriya oo soo dhaweysay codsigii Lubnaan ee ahaa in korontada laga soo xiriiriyo suuriya

Sabti: September 4, 2021   Suuriya ayaa lagu soo warramayaa inay soo dhaweysay codsigii Lubnaan ee ahaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Somaliland oo Magacaabis sameeyay

Muqdisho | September 4, 2021:-Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay…

Posted in WARARKA MAANTA

SAWIRO: Musharax Madaxweyne Daahir Geelle oo qaabilay ergayga gaarka ah ee Norway ee Soomaaliya

Muqdisho | September 4, 2021:-Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa manta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga…

Posted in WARARKA MAANTA

Dowladda Suudaan oo beenisay in ciidankeeda galeen Itoobiya

Muqdisho | September 4, 2021:-Dawlada Sudaan ayaa iska fogeysay oo beenisay eedaymaha kaga yimid Xukuumada Abiy Ahmed…

Posted in WARARKA MAANTA

Ugaas Beesha Gaaljecel oo ah Beesha ay kasoo jeedo Ikraan Tahliil Faarax oo shegay Daawo

Sabti: September 4, 2021    Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Cabdullaahi oo ah Ugaaska Beesha Gaaljecel, oo ah Beesha…

Posted in WARARKA MAANTA

New Zealand oo wacad ku martay inay xoojin doonto shuruucda u degsan ka hortagga argagixisada

Sabti: September 4, 2021   Ra’iisul Wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern ayaa wacad ku martay inay xoojin…

Posted in WARARKA MAANTA

Soomaalida iyo Canfarta oo isku mari la’ wadaxaajoodk colaadda ka taagan

Sabti: September 4, 2021  Maamullada Soomaalida iyo Canfarta ayaa lagu soo warramayaa in ay isku mari la’…

Posted in WARARKA MAANTA

Kiiska Ikraan Tahliil: Shan su’aal oo jawaab uga baahan madaxda NISA

Sabti: September 4, 2021  Maqnaanshaha 70-ka maalmood socday iyo geerida ka danbeysay ee Ikraan Tahliil Faarax oo…

Posted in WARARKA MAANTA

Ethiopia “ Shixnado gargaar oo dheeri ah ayaa gaaray gobolka Tigray

Sabti: September 4, 2021 Ethiopia ayaa Sabtida maanta sheegtay in in ka badan 150 gaadiid sida gargaar…

Posted in WARARKA MAANTA

Mike Durant oo ahaa Maxbuus lagu qabtay 1993 dagaalkii Muqdisho oo isku sharaxay Xildhibaannada Aqalka saree

Sabti: September 4, 2021 Maxbuus kii dagaal ee  Mike Durant oo ka mid ahaa Ciidamadii ka soo…

Posted in WARARKA MAANTA

Xildhibaan Jeesow “ Warqaddii NISA kasoo baxday bulshada waa ku qanci weyday, aniga iyo Ikraan qoyskeedana kuma qancin,

Sabti: September 4, 2021 Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow oo ka mid ah Xildhibaanada baarlamaanka ku Matala Allaha…