Posted in WARARKA MAANTA

Booliiska Puntland oo Gaalkacyo ku qabtay gaari laga soo xaday degmada Galdogob ee Gobolka Mudug.

Axad: August 29, 2021 Ciidanka Booliiska Puntland, ayaa xalay magaalada Gaalkacyo ku qabtay gaari laga soo xaday…

Posted in WARARKA MAANTA

Mareykanka oo uga digtay muwaadiniintiisa ku sugan Afgaanistaan Qarax ka dhaca Mar kale Afgaanistaan

Axad: August 29, 2021 Waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa uga digtay muwaadiniinteeda wali ku sugan Afgaanistaan…

Posted in WARARKA MAANTA

Daawo: Habka yaabka leh ee Al-Shabaab ay uga dhaadhiciso dadka is-qarxiya oo lasoo bandhigay

Axad: August 29, 2021 Warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa baahisay barnaamijka Gungaar, kaas oo looga hadlo xogaha daahsoon…

Posted in WARARKA MAANTA

Marwada Koowaad ee Dalka Saynab Cabdi oo xarigga ka jartay isbitaalka hooyada iyo dhallaanka magaalada Baraawe

Sabti: August 28, 2021 Marwada Koowaad ee Dalka Marwo Saynab Cabdi Macallin oo xarigga ka jartay isbitaalka…

Posted in WARARKA MAANTA

daadgureynta UK oo ka socota Afghanistan sida ay sheegtay Wasaaradda Difaaca

Sabti: August 28, 2021 Duulimaadkii ugu dambeeyay ee daadgureynta UK oo kaliya loogu talagalay dadka rayidka ah…

Posted in WARARKA MAANTA

Somaliland oo sheegtay iney qaadanayso qayb kamid ah qoxootiga reer Afghanistan

  Sabti: August 28, 2021 Xukuumadda Somaliland ayaa si ku meel gaaraa dib udajin usameyneesa tiro qoxooti…

Posted in WARARKA MAANTA

Australia oo Diiwaangelisay Kiisaskii ugu badnaa ee COVID-19.

  Sabti: August 28, 2021 Australia ayaa Sabtida maanta ah sheegtay in ay diiwaan galisay 1,126 kiis…

Posted in WARARKA MAANTA

shir u socday Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle iyo Saraakiisha qabsay qeybo kamid ah magaaladaasi

  Sabti: August 28, 2021 ka dib, kulamo saacadihii la soo dhaafay magaalada Beledweyne uga socday Madaxweyne…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’adaha amniga Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya oo gaadiid lagu wareejiyay

Sabti: August 28, 2021 Hay’addaha amniga Deegaanka ayaa 40 gaadiid lagu wareejiyay maanta, 150 gaadiidka kala duwan…

Posted in WARARKA MAANTA

Ururka Taliban oo codsi u diray haweenka ka shaqeeya xarumaha caafimaadka

Sabti: August 28, 2021 Taliban ayaa ka codsatay haweenka ka shaqeeya wasaaradda caafimaadka ee dalkaas inay dib…

Posted in WARARKA MAANTA

Talyaaniga oo dadkii ugu badnaa ka daadgureeyay Afghanistan

Sabti: August 28, 2021 Talyaaniga ayaa maanta 5,000 oo qof oo u dhalatay Afghanistan ka daadgureeyay garoonka…

Posted in WARARKA MAANTA

Booliska oo si degdeg ah ula cararay Ra’iisul wasaaraha Canada Justin Trudeau

  Sabti: August 28, 2021 Justin Trudeau ayaa lagu qasbay inuu baajiyo isu soo bax doorasho kadib…