Posted in WARARKA MAANTA

Madaxda dowladda oo ka hadlay geerida gudoomiyihii Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka

Moqdisho,August 14, 2021 —Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Tacsi udiray qoyskii, asxaabtii iyo…

Posted in WARARKA MAANTA

Jadwalka doorashada Aqalka Sare Koonfur Galbeed oo lasoo saaray

Moqdisho,August 14, 2021 —Shaacinta Jadwalka Doorashada Aqalka Sare Ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed. Guddiga Maamulka Doorashada Heer Maamul…

Posted in WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ku dhawaaqay liiskii harsanaa ee Aqalka Sare

Moqdisho,August 14, 2021 —Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Saddexdii xubnood ee ka…

Posted in WARARKA MAANTA

Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada oo geeriyooday

Moqdisho,August 14, 2021 —Guddoomiyihii Guddiga Xalinta Khilaafaadka ee doorashada C/llaahi Abyan Nuur ayaa goordhow ku geeriyooday Isbitaal Martiini….

Posted in WARARKA MAANTA

midowga musharraxiinta oo kulan uga bilaawday goor dhawayd hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho

Sabti: August 14, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goor dhawayd Xubnaha golaha midowga…

Posted in WARARKA MAANTA

Diyaarad sidday gaadiid dagaal oo ka dagtay Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif Beledweyne

Sabti: August 14, 2021 Wararka ka imaanaya magaalada B/weyne ayaa sheegaya in ay halkaas ka dagtay Diyaarad…

Posted in WARARKA MAANTA

Ciidamada UK oo ka badbaadiyay Burcad Badeed Markab Xamuul oo Turkiga laga leeyahay

Sabti: August 14, 2021 Ururka Britain u qaabilsan Hawlaha Maraakiibta Ganacsiga (UK Maritime Trade Organization (UKMTO) ayaa…

Posted in WARARKA MAANTA

Banaanbax looga soo hor jeedo TPLF oo hadda ka socda magaalada Jigjiga

Sabti: August 14, 2021 Wararka ka imaanaya Caasimadda deegaanka Soomaalida ee Jig jiga ayaa sheegaya in  Qaybaha…

Posted in WARARKA MAANTA

Qoor Qoor oo xalay khudbad ka jeediyey xuska aas aaska 14-ka August ee Galmudug oo ka hadlay Doorashada

Sabti: August 14, 2021 Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye ( Qoor Qoor)  oo xalay khudbad…

Posted in WARARKA MAANTA

militariga Mareykanka oo ka dagay garoonka Kabul si ay u soo daad gureeyaan shaqaalaha Safaaradda Mareykanka.

Sabti: August 14, 2021 Cutubyo ka tirsan ciidamada militariga Mareykanka ayaa lagu soo warramay inay ka dageen…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar ka dhacay dalka Burkina Faso oo lagu dilay 30 maleeshiyaad ah

Sabti: August 14, 2021 Weerar ka dhacay dalka Burkina Faso  ayaa lagu dilay 25 maleeshiyaad ah, kuwaas …

Posted in WARARKA MAANTA

Mucaaradka Erdoğan oo ka horyimid kaalmo dhaqaale oo dowladda Turkigu ugu yaboohday Soomaaliya.

Sabti: August 14, 2021 Dhinacyada mucaaradsan madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa si adag uga horyimid kaalmo…