Posted in WARARKA MAANTA

Lix kamid ah Kuraasta Aqalka Sare oo lagu doortay Magaalada Dhuusamareeb

Moqdisho,August 12, 2021 —Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa waxaa ka dhacday doorashada lix kamid ah kurasta Aqalka…

Posted in WARARKA MAANTA

Hay’addo shaaciyay in Saddex Milyan oo Soomali ah wajahayaan gaajo & Cuduro

HMoqdisho,August 12, 2021 —ay’adaha Laanqeyrta Cas iyo Bisha Cas ayaa  ku baaqay in tallaabo degdeg ah la qaado…

Posted in WARARKA MAANTA

Erdogan oo sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha Taliban

Moqdisho,August 12, 2021 —Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa  sheegay inuu la kulmi karo hoggaamiyaha kooxda Taliban, si…

Posted in WARARKA MAANTA

Musharax Daahir Geelle ‘’ Doorashooyinka Aqalka sare sida ay ku bilaawdeen waa arrin laga xumaado”

Moqdisho,August 12, 2021 —Musharax Daahir Maxamuud Geelle oo kamid ah musharixiinta xilligaan ee Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in…

Posted in WARARKA MAANTA

Baarlamaanka Galmudug oo ka noqday qodobkii ay ku diideen doorashada gacan taaga

Moqdisho,August 12, 2021 —Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa waxaa ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka sare qeyb…

Posted in WARARKA MAANTA

Weerar ka dhacay Jubbada Hoose & faah faahin laga helayo

Moqdisho,August 12, 2021 —Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan dagaal culus oo degaano ka tirsan Gobolka…

Posted in WARARKA MAANTA

90 ka mid ah xarumaha warbaahinta Afghanistan oo xirmay

Moqdisho,August 12, 2021 —Iyadoo Taalibaan ay ku sii siqeyso qabsashada guud ahaan Afghanistan ayaa in ka badan 90…

Posted in WARARKA MAANTA

Golaha Ammaanka ee QM oo shir ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya

Moqdisho,August 12, 2021 —Golaha Ammaanka ee QM ayaa waxaa la filayaa in Maanta oo khamiis Gelinka dambe ay…

Posted in WARARKA MAANTA

Basadiir oo soo salaamay Soomaalida taageerada u ah sheegayna in uu Xamar tagayo

Khamiis August 12, 2021  Ibraahim Mustafa waa majaajileyste u dhashay Tanzania isla markaana ay si weyn u…

Posted in WARARKA MAANTA

Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya “ kulankii raysal wasaaraha iyo madaxweynaha Kenya loogama hadlin arrimaha badda.

Khamiis: August 12, 2021 Wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo shir jara’id ku qabtay Nayroobi…

Posted in WARARKA MAANTA

Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee dhuusamareeb oo ka socota doorashada Xildhibaannada Aqalka sare

Khamiis: August 12, 2021 Wararka ka imaanaya Xarunta Baarlamaanka Galmudug ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in goor…

Posted in WARARKA MAANTA

Kooxda Talibanka oo qabsatay magaalada Kunduz, oo ah magaaladda ugu wayn waqooyiga Afganistaan

Khamiis: August 12, 2021 Kooxda Talibanka ayaa qabsatay magaalada Kunduz, oo ah magaaladda ugu wayn waqooyiga Afganistaan…