Maxkamada ciidamad qalabka sida oo xukun dil ah kufulisay askari katirsan maamulka Koonfur galbeed

Muqdisho | Abriil 25, 2017 – Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa Saakay Magaalada Baydhabo ku Toogatay Askari ka tirsan Ciidamada Koofur Galbeed gaar ahaan kuwa Gaarka ah ee Koofur Galbeed.

Askariga Maanta Xukunka Dilka ah lagu Fuliyay ayaa horay u dilay Nin Oday ah,waxaana uu dhaawacay Labo Wiil uu dhalay Ninka la dilay.

Shalay ayey aheyd Markii Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ay Magaalada Baydhabo ku Toogatay Afar Nin oo ka tirsan Shabaab,kuwaas oo Maqaayado ku yaal Baydhabo Qaraxyo ka geystay.

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *