Maamulka Putland Oo Baaq U Diray Shacabka Reer Putlanad

Muqdisho | QOL | may  04, 2017—Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa shacaka Puntland ugu baaqay in ay ka qeyb qaataan Hormarka, si Amni buuxa loo helo.

Waxa uu sheegay hadii Amni jiro in uu hormar imaanayo dalkana la maalgashanayo, isaga oo sidoo kale dadka ka shaqeeya dhibaatada ugu baaqay in ay joojiyaan falalka ay wadaan, si dadka iyo dalka loo hormariyo.

Wasiir Qarjab ayaa sheegay in dalka uu bur bursan yahay 30 sano, hadana aanan loo baahneyn dhibaato kale, maadaama dadka ay ka wada dheragsan yihiin dhibaatada.

Ammaanka Degaanada Puntland ayaa maalmahan waxa uu yahay mid aad u wanaagsan, waxaanaha Hay’adaha ammaanka ay wadaan dadaalo looga hortagayo falalka lidiga ku ah

 

 

 

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *