DAAWO SAWIRRADA: Meelihii ay Abaartu Saameysay ee roobabku ay ka da’een

nta badan gobolada Soomaaliya waxaa ka da’ay roobab ay ku diirsadeen dadka iyo duunyadda waxaana durba isbadalay dhulkii ay Abaartu saameysay oo hadda ay ka muuqato qurux badan.

Sawiraddaan waxaa laga soo qaaday meelihii ay roobabku da’een ee gobolada Soomaaliya waxaana soo qaaday wariyeyaal kala duwan.

8

7

6

5

4.

43

2

 

W/Q:-BASHIIR BARRE ALI

Xafiiska Wararka Qaranimo Online | Muqdisho

______________________________

 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *