Maxaa Laga Hadalayaa Kulanka Golaha Shacabaka Ee Maanta Ka Dhacayo Muqdisho ?

Muqdisho | QOL | 09  September 2017 – Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa lagu waddaa in ay maanta kulan ku yeeshaan Xarunta Golaha Shacabka

Kulanka ayaa Ajendaha looga hadlaayo uu yahay Wareejintii Xukuumadda Soomaaliya ee Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo ahaa  Sarkaal ka tirsan ONLF.

Wararka ayaa sheegaya in xildhibaanada ay arintaasi ay maanta dood adag ay ka yeelan doonaan ,islamarkaana ay faaqi doonaan.

Xildhibaanada qaarkooda ayaa horay usoo dhaweeyay dhiibidii Qalbi Dhagax , halka kuwo kalena ay kasoo horjeesteen.

Waxii kusoo kordha kala soco Qaranimo Online 

Xafiiska wararka Qaranimo Online | Muqdisho ___________________________________________________

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *